General Discussions > New Members

Asc

(1/1)

Cabdule:
asc  magacaygu waa xamdi waxaan jooga london waxaan dhaqatarad wey diinayaa waxaan rabaa dhaqtaar ku taqasuusay cudurada dumarka  ahana soomali kuna hadlo soo mali fadhiistana london in aad ii sheegtan ciwaankiisa hadaad taqanan a

                             wabilahi towfiiq

Waxbaro!:
Sorry sister, we don't give out addresses for doctors, but if you have questions regarding your condition, we have Obs/Gyn specialists on the website who will be happy to answer them.

Thanks

Dr.sky:
 

   walaal wax aduunkaan mustaxiil ah ma jiraan, hadii aad dadaashid oo raadisid inaad hesho waa laga yaabaa, waan isku dayaa inaan kuu soo raadiyo, hadii aan soo helo waan kuu soo sheegaa insha Allah.I really like to help you,that is why we are all here ,wish you all the best .

Navigation

[0] Message Index

Go to full version