Author Topic: Su'aal: Daal badan galmada ka dib?  (Read 6981 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Hassan Bile

  • Jr. Member
  • **
  • Posts: 27
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
Su'aal: Daal badan galmada ka dib?
« on: June 26, 2011, 09:30:39 AM »
waxaa jira in ay dhacdo galmada ka dib daal aan caadi aheen neeftuur aan dhaqso looga soo kabsan, oon aan caadi aheen iyo baahi aan caadi aheen. waana dhib in markale lagu laabto galmo kale. Muxuu noqonkaradaa ciladaas maxaase xal u ah.




Offline Scolboy

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
Re: Su'aal: Daal badan galmada ka dib?
« Reply #1 on: June 29, 2011, 01:29:00 AM »
I thing nafaqo la aan baa haysa qofkaas, markaa aniga ahaa waxaan talo kugu siin karaa.. cuntooyin sida qudrada for exp Tamato, muus,  baamiye. bidin gaal iyo kuwo kale af somali ku aqoon! waxaad kale isku daydaa in aad cunto cunto ku jirta kaluun wiikii dhawr jeer, maalintiina 4 times cunto ama 4 tii saacadood ba cunto wanaagsan oo protien ku jiro + koob caano ah. waliba 2 xabo muus iyo koob caano ah cab intaadan u tagin xaaskaaga.. laakiin Allaahu Yaclam

Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Daal badan galmada ka dib?
« Reply #2 on: June 29, 2011, 11:56:55 PM »
daal la dareemo ama hurdo galmada ka dib waa arrin caadi ah maadaama inta howsha aad ku jirtid uu sare u kacay garaaca wadnaha iyo hormoonka adrenalin oo si aan caadi ahayn jirka uga shaqeysiiyay, waxaa intaa sii dheer in markii aad biyo baxdid waxaa hoos u dhaca hormoonka Testosterone, taasoo keena daal iyo tabardarri xagga galmada.

Haddii aad xanuunsan tahay ama wadnaha ka jirantahay ama xanuunno kale aad qabto, waxaa dareemeysaa daal, neefsashada oo ku dhibta, qufac xiriir ah ama in aad suuxdidba.

Haddii daal caadi ah uu yahay iyo tabardarri wax dhib ah ma lahan waxaad samayn kartaa in aad soo dhaqdhaqato ama sida diinteenna qabtaba soo weyseysato si aad tamar iyo firfircooni u heshid.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Dhidka badan iyo Cabsida"xishoodka"?

Started by AhmeddaahirBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 16607
Last post October 19, 2016, 06:58:27 PM
by SomaliDoc
Su'aal: waxan qabaa cabsi ah in aan dadka ka cabsado sida meelaha dadka badan joogan?

Started by FaraxBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 21836
Last post May 11, 2011, 04:28:24 PM
by Shenamic
Su'aal: Birta dhiiga oo badan? Wareega dhiiga oo yar? Qufac markii aan ordo?

Started by DurdurBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 16082
Last post May 19, 2011, 08:49:53 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Ma jiraa Natural Viagra - Maadaama Kiniiniga Viagra Dhib-badan yahay?

Started by AarDacarBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 79475
Last post August 12, 2015, 01:45:58 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Cuncunka inta u dhaxaysa labada biri ee dilac yar oo xanuun badan wata?

Started by AyanitaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 49018
Last post November 17, 2009, 07:36:08 PM
by SomaliDoc