Author Topic: Yaa ka mas'uul ah Jaceelka Qalbiga mise Caqliga?  (Read 6368 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Dr.Noora

  • Hero Member
  • *****
  • Posts: 236
  • Points: +15/-0
Yaa ka mas'uul ah Jaceelka Qalbiga mise Caqliga?
« on: October 28, 2007, 06:38:57 PM »
Yaa ka mas'uul ah jaceelka Qalbiga mise Caqliga.

dadka aduunka joogo laga bilaabo Aadam iyo Xaawo jaceelka waxa uu ahaa wax soo jireen ah ilaa maantay laakin su'aasha ee isku khilaafeen qeeb badan oo ka mid ah aqoonyahaniinta aa ah qeebteebaa jirkeena ka mas'uul ah jaceelka Caqliga mise Qalbiga???


waxaan jeclaan lahaa inaa ogaado fikrada aa ka qabtaan mawduucaan adinka oo mahadsan..

Dr:oora





you're the peace in my soul
that's why I will never really be alone

Dalxiis kaagamaan tagin Dalkeegoow
Dr.Noora


Offline Waxbaro!

  • Global Moderator
  • *****
  • Posts: 242
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
  • Aqoontu Waa Iftiin
Re: Yaa ka mas'uul ah Jaceelka Qalbiga mise Caqliga?
« Reply #1 on: October 28, 2007, 07:56:18 PM »
Maskaxda ayaa mas'uul ka ah jaceelka
halkaan ka aqri cadeyn

waxbaro!
Your posts reflects your personality, so be Wise and Polite!

Offline Pharmacist

  • Hero Member
  • *****
  • Posts: 231
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
  • Real Pharmacist
Re: Yaa ka mas'uul ah Jaceelka Qalbiga mise Caqliga?
« Reply #2 on: October 28, 2007, 11:56:08 PM »
The topic is not as we think, it's a bit complicated.
for me it seems the love is controlled by both brain and heart.
The brain gives the heart its sight. The heart gives the brain its vision.
let me ask you a simple question: if your brain didn't love someone, do u think that your heart will love him/her without your brain approving??
Try to answer it as you think, but about me I will say: I love with my heart through my brain!!!
I LOVE YOU ALL :-*

Real Pharmacist
Pharmacist is highly-trained and skilled healthcare professional who perform various roles to ensure optimal health outcomes for his patients.

Offline Diagnostic

  • Hero Member
  • *****
  • Posts: 281
  • Points: +112/-0
  • Gender: Male
  • Professional Diagnosis
Re: Yaa ka mas'uul ah Jaceelka Qalbiga mise Caqliga?
« Reply #3 on: October 29, 2007, 12:45:18 AM »
If you agree that Love is an emotion, then you will agree with me that Brain is controlling everything!!
People with serious heart conditions, or even those who have had a heart transfer, do not report significant alterations in their emotions or mental behavior in general. So the emotions don't go where your heart goes, if for some reason your heart is transferred to another person. This seems to indicate that emotions do not come from the heart.

Brain is controlling the heart to pump the blood and the heart is supplying the brain, brain is controlling the love and the heart is expressing the message!!

Diagnostic
In diagnosis think of the easy first.
Martin H. Fischer


 

Su'aal: Vitamin C, Haddii Caruurta aad loo siiyo, Dhibaato mise Faa'iido?

Started by CilmiSabcaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 10469
Last post October 12, 2017, 02:47:38 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Cudurka ilka dawacadu ma cudur jiraa mise?

Started by Nuur12Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 5
Views: 17807
Last post May 20, 2012, 01:27:19 PM
by SomaliDoc
Su'aal: walaal ma saxbaa sidani mise waa dhibaato caafimaad?

Started by Ayaanle11Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 2
Views: 10288
Last post September 20, 2011, 02:59:15 PM
by SomaliDoc
Su'aal: ma waxaa fiican in la qalo thyroid-ka mise in la daaweeyo?

Started by SulekhaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 14468
Last post May 02, 2015, 01:34:26 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Thyroid ma u baahanay in layga saaro mise?

Started by Abdi DeeqBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 9296
Last post December 08, 2009, 11:20:23 AM
by SomaliDoc