Medical Student Forums > I want to Study Medicine
Where do you study Medicine?
mohamed jama:
sc dhamaan dhaqaatiirta soomaaliyeed
walaahi aad ayaan ugu farxay marka aan arko forumyada ay soo qoraan dhaqaatiirta/ardayda soomaaliyeed
waxaan ka sameeyaa MBBS wadankan pakistan waxaan ku jiraa sanadkii koowaad oo gabo gabo ah
run ahaantii wadankaan sanadkii waxaa ka qalin jabiya arday gaareeso ilaa 3000 oo u wada dhashay pk hadii laga reebo ilaa 30meeyo ajaanib ah
anagana hadaan soomaali nahay wax aan dhameen 50 dhaqtar ayaa noo soo baxo amaba qalin jabiya waa hadii la isku daro dhamaan wadamada caalmka dhan waana nambar aad u yar waa waxa i murugo galiya malin kasta ilaahay ha noo nabadeeyo wadankeena insha alaah waan ka soo kabsan doonaa taasna waxaa lagu gaari karaa inteenaan yar oo xil laba jibaaran isa saarta
mida kale collegeka aan dhigto sida ay arday iga horeesay ay sheegeen waxaan nahay dhowr iyo toban qof waxaan filayaa in pakistan ay tahay wadanka ardayda ugu badan oo soomaali ah ay ka bartaan caafimaadka
waad mahadsantihiin
Xaasid:
October 6th University - Egypt!
We have many and I mean many somali students studying in Egypt as we receive free scholarships generally - that's for people studying the well respect government universities such as Kasr Al Ainy (Cairo Med School) and Ain Shams university.
Mines private which means its a bit more modern and not so demanding in terms of number of students but the quality is high and unfortunately so is the fees!
Bellevue:
--- Quote from: Hana on February 18, 2007, 04:52:26 PM ---looks like im the only one who studies in UK :o anywayz nice to hear other views around the world aprt from those who are associated with the NHS.
thanks for the poll
--- End quote ---
Hey Hana, I am an applicant in the UK. In which Uni do you study in? Since you've been successful in gaining a place in the UK maybe you can give me some tips. ;D
Dr.Faaruuq:
asc after salaaam im studying MBBS in china, and there is also alot of somali brothers and sister studying in china
SO ALL OF U GOOD LUCK
NB: NO SUPRISE FOR STUDYING MBBS IN CHINA........................................................ MAY BE IT SEEMS FUNNY 4 U
Ardayat:
I'm also a med student what is your State sister Aziza
Navigation
[0] Message Index
[#] Next page
[*] Previous page
Go to full version