Author Topic: IVF  (Read 4045 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Nevergiveup

  • Newbie
  • *
  • Posts: 3
  • Points: +0/-0
  • Gender: Female
IVF
« on: July 21, 2011, 10:22:02 PM »
aswrwb wan idinsalamay dr dada....waxa mardhaw la igu sameynaya waxa la dhaho IVF waxan rabay waxyar faahfahin inaad iga siisaan masamayn karaa se qof dhigiisa qaldanyahay
IVF= In Vitro Fertilisation




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: IVF
« Reply #1 on: July 29, 2011, 08:47:47 PM »
Badanaa inta aan lagugu samaynin IVF, takhtarku wuxuu ku siin doonaa daawo saxi doonto caadada.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco: