Author Topic: Su'aal: Cadarka muxuu u geysan karaa maqaarka?  (Read 5661 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Nuur12

  • Jr. Member
  • **
  • Posts: 49
  • Points: +0/-0
Su'aal: Cadarka muxuu u geysan karaa maqaarka?
« on: July 29, 2011, 09:51:27 AM »
waad salaamantihiin dhamaan dhaqaatiirta sharaftaleh ee webkan
iyo aqyaartuba waxaan qabaa suaal tan oo ah haad isticimaasho cadar oo aad isugu badiso muxuu u geysan ka raa maqaarka sida  alarjig cun cun qawed iwm maqaarka ma u  geeysan karaa maadaama uu yahay kiimico
 
 
 
 
 
 
WAAD MAHADSANTIHIIN




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Cadarka muxuu u geysan karaa maqaarka?
« Reply #1 on: July 29, 2011, 08:05:43 PM »
Dadka qaar catarka waxay ku leeyihiin xasaasiyad oo haddii ay isticmaalaan way ku xajiimoodaan korkane wuu  bararaa, haddii aad isku aragtid calaamadahaas iska jooji isticmaalkiisa sidoo kale barafuunnada waa noocaas oo kale.

Laakin lama sheegin weli catar sidiisa xanuun gooni ah u keena maqaarka ama dhib kalaba.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco: