Author Topic: Su'aal: Cudurka afqalooca?  (Read 6549 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Suhuur

  • Newbie
  • *
  • Posts: 2
  • Points: +0/-0
  • Gender: Female
Su'aal: Cudurka afqalooca?
« on: July 30, 2011, 03:22:13 PM »
salam aleikum dhamaan dhaqatirta & asxabtaba
 waxaan donaya in lato leyga siiyo cudurka afqalooca ee nerfaha
waxaa qof asaga oo yar ku dhacay cudurka afqalooca mudo kadib wu kafiicnaday, 4-5sano kadin wu ku solabtay wu  karonaday masana
mudo gaban kadib wu  solabtay 2006ki ilaa & hadda wu haya lakin isku si uma hayo marki hore aad ayuu afka uqalocday 2007ki dhamadkisa ilaa & hada si aad ah loma daremayo lkn afka iskumaqaban karo ilkaha & faruuryahaba ilkaha ismagarayaan faruuryahana hadi u isku dayo afka aya dhinaca kale isku buranayo
dr tiir badan ayu laxariiray somalia marki u jogay waa lagubgubay waxbana hada kuma dhefin halkaan u hada joogana waxey dhaheen wax weyn mahan ee wa isa cadi marwalba waxu qata kaniiniyada xunuunka  babi iya asagoo aad uga cabanaya madax xanuun gaar ahan maskaxda & surka dhiigisan aad ayu udhacaya dhaqatirtay waxey dhaheen wax aan xanuun babi iya aheen kumaheno
marka waxa niga codsanaya in aad nogala talisiinaan  sidi aan ku daweyn laheen allah aya wax daweya e, mase aad nosheegti dal aad isledihiin dhaqatirta ugu haboon aya joogaan
aad ayana umahadsan tihiin dhamaan




Offline Fido

  • Newbie
  • *
  • Posts: 8
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
Re: Su'aal: Cudurka afqalooca?
« Reply #1 on: July 31, 2011, 01:38:42 PM »
udurka afkhalooca waha keena paralisysca nervaha number 7 cana yeemad marky leer qabob soomarto wigiga nuskees.Afgalooca wa leskudalaa badana walidku wohow ku reeba ilmaheesa.Dawad u kheebsan hudurka ma jirto lakin,vitamin B group wa lugu daweeya,sida ubadan afgalooca Somalida way guban wana aado aan wanagsanen badan dhibto wigiga iyo quruhda ghebdeheina.
salam,
Dr fidow

Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Cudurka afqalooca?
« Reply #2 on: August 08, 2011, 08:19:22 PM »
Su'aashaada mid la mid ah oo horay looga jawaabay, halkaan ka akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2715.0.html
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Waa Maxay Cudurka "Ebola"?

Started by Waxbaro!Board Qaybta Wacyi Galinta

Replies: 0
Views: 46830
Last post December 10, 2007, 08:31:26 PM
by Waxbaro!
Waa maxey cudurka "Rubella Virus"?

Started by ManaalBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 29143
Last post January 24, 2009, 11:26:50 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Ha la ii faahfaahiyo cudurka kalamisada "Pre-eclamsia"?

Started by Mohamud FarahBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 18636
Last post May 02, 2011, 06:10:16 PM
by Drkheyre
Waa Maxay Bidaarta Cudurka ah ee "Alopecia"?

Started by SomaliDocBoard Cudurrada Maqaarka

Replies: 0
Views: 96238
Last post April 21, 2015, 11:16:29 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Waa maxay walaalayaal cudurka loo yaqaan infectionka xaglaha ama murqaha?

Started by TuuraqBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 27284
Last post February 05, 2011, 04:08:18 PM
by SomaliDoc