Health Related Forums > Medical Stories and Jokes
Daawo ayuu qaatay Qamaar ayuu ku waashay!
(1/1)
Pharmacist:
Nin qabo cudurka lagu macaabo "Parkinson" ayaa shirkad caan ah oo daawooyinka sameyso magdhaw siiyay, markii lacag dhan 180,000$ ay uga luntay qamaar uu dheelay, qamaarkaas uu u saariyay daawo ay sameesay shirkadaas uuna u qaatay cudurka hayo.
Didier Jambart waa nin faransiis 47 jir ah, wuxuu dalbaday lacag dhan nus malyuun dollar markii uu arkay dhibaatadii heysatay mid ka weyn inay ku dhacday, wuxuuna ka mid yahay 14% dadka qaatay daawadaan oo mushkiladaan qabsatay.
Ninkani oo doonaya inuu dhakhtarkii u qoray daawada isagane dacwo uu ku soo oogo ayaa yiri daawada cudurkii i haayay way iga qaaday oo xitaa subixii waqti hore intaan soo kaco ayaan ordi jiray lakin mushkilo kale ayey ii keentay oo lacagtii ayey iga dhameesay, lacagtaasi oo ay ku jirtay kuwo uu soo deensaday iyo kuwo uu soo xadayba.
Didier waa laga badalay daawadii, laakin ma uusan sheegin daawada uu qaatay magaceeda.
Real Pharmacist
Admin:
The Drug name is "Mirapex", which cause compulsive gambling as it's side effect.
Other side effects which can be caused by this drug are: Excessive shopping, Overeating and Hypersexuality.
It's really interesting topic, which attract more reseachers, is there a gambling center in your brain?
Are the future drugs able to mind-control you?!!
If you are a victim of this drug, inform you case here
Dr.Mahdi
Navigation
[0] Message Index
Go to full version