Author Topic: Su'aal: Maxaa lagu daaweeyaa Caruurta isku kaadisa?  (Read 14110 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline CilmiSabca

  • Hero Member
  • *****
  • Posts: 344
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
  • Kas & Kamma' Kibir Looma Kaco.
Su'aal: Maxaa lagu daaweeyaa Caruurta isku kaadisa?
« on: August 11, 2011, 01:06:04 AM »
Asc dhamaantiin aqyaarta Sharafta leh iyo Dhaqaatiirta aan laga maarmin, Ramadaan Kariim. Intaas ka dib.
Doctor,
Marka ay caruurtu jiifaan (children over two years) waxa dhacda in qaarkood ay isku kaajaan Maalin & Habeen goorey ahaata-ba, caruurta qaar sabab ayey iskugu kaajaan sida cabitaan badan oy soo cabeen jiifka ka hor ama cabsi ay wax ka cabsadaan, dhaxan jirta IWM, Halka caruurta qaarkoodna ay dhaqan u noqotay inay isku kaajaan, marka Doctor, caruurta dhaqanka ka dhigtay isku kaadinta ma waxa jirta sabab caafimaad (Health dis order) oo u sabab ah isku kaadintooda,  ma la odhan karaa isku kaadintu waa hiddo raac (gender)? Ma se ay jirtaa daawo lagu xakameyn karo dhibaatadaan? Maxaa ka jira odhaahda ah "Haddii Diinka dushiisa (Tortoise) 3-jeer cunugga isku kaajaa laga tal talaabsiiyo, in uu isku kaadinta joojin nahayo?!" Diinka dushiisa ma daawaa?!
Mahadsanidiin.
Wa Bil Laahi Towfiiq.


Talo SAARO Allaah


Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Maxaa lagu daaweeyaa Caruurta isku kaadisa?
« Reply #1 on: August 21, 2011, 03:10:50 PM »
qoraalkaan ku saabsan isku kaadinta caruurta, halkaan ka akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,447.0.html

fikradda in diin laga tillaabiyo caruurta waa quraafaat ay aaminsanyihiin dadka qaar waxna kama jiraan.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Diktoore, maxaa laga wadaa Reactive, Weak-reactive iyo Non-reactive?

Started by XidigBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 55935
Last post July 02, 2017, 11:30:43 AM
by SomaliDoc
Caga-hurka ama Caga-ololka Maxaa Keeno?

Started by SomaliDocBoard Cudurrada Guud

Replies: 4
Views: 162244
Last post August 23, 2015, 02:14:13 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Maxaa keni kara calol xanuunka iyo naaso xanuunka

Started by GacalsameBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 57953
Last post December 05, 2015, 01:19:38 PM
by SomaliDoc
Maxaa meydka loo qalaa? Waa maxay "Autopsy"?

Started by SomaliDocBoard Qaybta Wacyi Galinta

Replies: 1
Views: 62275
Last post April 06, 2016, 04:35:38 PM
by Mo Digdig
Su'aal: maxaa farqi u dhaxeeyo ragga leh jocorta iyo ragga aan laheen?

Started by JaakeyeBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 28952
Last post June 11, 2017, 12:22:58 PM
by SomaliDoc