Administration Panel > Announcements
Sidee baan u isticmaalaa webka?!
Matt77:
Well, this is my first visit to your blog! We are a group of volunteers and starting a new initiative in a community in the same niche. Your blog provided us valuable information to work on. You have done a marvellous job!
Badal_sml:
A/S/C bacada sala waxan halkaan mahad naq balaaran u gu soojeedinay dhamaan DR ku dadalaya inay kor u qaadaan heerka aqoonta cafimadak bulsha dooda ,
wayo waxan og nahay cafimaad ku inuuyahay laf dhabarka aadamah , tasina waxay caday naysaa hadii cafimada jiran waxa nolo ah haba yaratee inasan jirn .
tani na waa guul u soohoyaatay jiilka soosocda iyo kan hada sii jeeda, markaaa waxan idin leeyahay bartaa kaga haya ,(keep going)
Caliqadar:
Dhabar xanuun
waad ku mahadsantihiin sida wanaagsan ee aad bulshadiina ugu caawineysaan
Aniga waxaan ka cabanayaa dhabar xanuur dhabarka ilaa barida hoosteeda , fadhigeyga wuu badan yahay oo shaqadeydaa ah Fadhi
dhaqaatiirta sharafta leh waxaan ka codsanayaa in daawoon aan isticmaalo ii sheegaan talo wanaagsana i siiyaan
Mahadsanidiin
Navigation
[0] Message Index
[*] Previous page
Go to full version