Author Topic: Su'aal: Urinary Tract Infection Xiriir Mala leeyahay Sonkorta?  (Read 15297 times)

0 Members and 2 Guests are viewing this topic.

Offline Abdirizak

  • Jr. Member
  • **
  • Posts: 29
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
Su'aal: Urinary Tract Infection Xiriir Mala leeyahay Sonkorta?
« on: September 02, 2011, 05:53:10 PM »
A-s-c.

Waxaan isku arkay xanuun Caabuq ah oo tuubadda kaadi mareenka iga haysta, kaas oo aan dareemaayo inta badan marka aan kaadinaayo oo ay kaadidu xanuun igu hayso, waxaana lakaa shaday arintaas dhakhtar inigoon baaritaan isku samayn wuxuuna ugu yiri waxaad isticmaashaa Antibiyootic kiniini ah, waaana isticmaalay lkn wali wax walba waa halkii ay taagnaayeen, waxaana sii weheliyay oo igu soo biiray kaadida oo aan xoog lahayn,.

3 cisho kahor ayaan sheybaar tagay oo waxaan iska qaaday kaadida bal in infection jiro iyo inkale, jawaabtiina waxayba noqotay waxaan filayn oo shaki ku jiro oo ah inaananba qabin wax Infection ah ee ay jirto waa siday ii sheegeena xoogaa yar oo sonkor ah, taasna waa aamini waayay sababtoo ah maalintaas baaritaanka ka hor ayaanba wax sonkorleh cunay..

                        Maxad talo ah oo aad iigu la talin lahaydeen
1- mawaxaan sameeyaa siduu sheybaarku sheegay oo sonkor ayaan iska baaraa?
2- mise Infection ayaa jiri kara oo waa Urinary Tract Infection UTI AYaan qabaa, oo sheeybaarka ayaa khaldamay?

                                




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Urinary Tract Infection Xiriir Mala leeyahay Sonkorta?
« Reply #1 on: September 21, 2011, 03:34:30 PM »
Badanaa dadka sonkorta qaba, waxay u nugul yihiin infection soo laalaabta khaas ahaan dhinaca kaadida, sidaa awgeed waxaan kugula talin lahaan in aad kaadida ka baarto caabuq iyo in aad sonkor iska baartid adigoo waxba cunin aroortii.

Markaas waa la ogaan karaa, qasab maahan in aad labada isku qabtid, way dhici kartaa in sonkor kuu wehliso ama in aysanba jirin.

Halkaan ka akhriso qoraal ka hadlayo caabuqa kaadi mareenka: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3237.0.html

Halkaanne ka akhriso qoraal faahfaahsan oo ka sheekeynaya sonkorta: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1145.0.html
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Faa'idada uu leeyahay "KONTAKT LINSEN"?

Started by Maajid DalabBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 6091
Last post July 21, 2017, 07:37:20 PM
by SomaliDoc
Su'aal: kala dambeynta biyo-baxa lamaanaha saameyn ma ku leeyahay uureynta?

Started by Suldan10Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 16351
Last post March 10, 2012, 02:06:35 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Prostate infection iyo prostate cancer?

Started by Mustafe MadooweBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 9746
Last post December 20, 2018, 10:10:24 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Gacan Xanuun iyo Astaamaha uu leeyahay Carpal Tunnel Syndrome?

Started by RaaliyoBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 23019
Last post January 11, 2011, 10:28:07 PM
by SomaliDoc
Su?al: Maxaa ka jira in dhibatooyin xaga ragnimada uu leeyahay prednisolone-ka?

Started by AbdikaniBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 10191
Last post March 03, 2011, 01:25:49 AM
by Dr. Acromion