Diseases and Conditions > Cudurrada Guud

Gaas / Gaastiriko (Gastritis) - Stomach or Peptic Ulcer

<< < (2/3) > >>

Dheerey:
maya wax baaritaan ah leyguma sameeyn , dhagter hada miyaan iska soo baaraa dhiig iyo saxaro? shukran

SomaliDoc:
Dheerey, marqii qofka gaas lagu sheegayo iyo garashada nooca uu yahayba waa in qofka baaritaanno lagu sameeyaa.
Qof kasta oo laabjeexayo ama dibbirayo inuu gaas qabo ma ahan.

DRSALAH:
ASC WR WB DHAMAAN WN SALAAMAYA UMADA SOMALIYEED EE MUSLIMKA AH
DHAKTARKANA AAD AYN U SALAAMAYA ILLAHY HA KA ABAAL MARIYO  INBADAN AYAAD NOO FAA'IDAYSAY
SHUKRN

Caydarus:
Qofka qabo gaaska  haduu sigaar cabistiisa badan tahay maxaa dhib ah uu kala kulmo karaa

Superayuub:
Thanks Doctor.

waxaan rabaa inaan ku weydiiyo ma lagu garan gaaska haddaan isku arko in cabitaanka liintaa uu i dhibayo amaba xanuun dhinaca igu keeno markaan cabo.

Navigation

[0] Message Index

[#] Next page

[*] Previous page

Go to full version