Author Topic: Su'aal: ma jirtaa daawo kicisa dareenka dumarka?  (Read 7246 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Nuur12

  • Jr. Member
  • **
  • Posts: 49
  • Points: +0/-0
Su'aal: ma jirtaa daawo kicisa dareenka dumarka?
« on: September 04, 2011, 02:40:09 PM »
waa salaaman yihiin dhaqaatiirta iyo aqyaartuba  hadaan u soo noqdo su aashayda dr  majiraan dawooyin  ay dumarku qaadan karaan ay ka dareemikaraan kacsi ama kuwooda aan dareenkoodu fiicnayn  oo weliba aan hermon ahayn





ALA MAHAD LEH




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: ma jirtaa daawo kicisa dareenka dumarka?
« Reply #1 on: September 20, 2011, 04:54:51 PM »
Walaal su'aashaan horay ayaa looga jawaabay ee halkaan ka akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3818.0.html
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Daawo ayuu qaatay Qamaar ayuu ku waashay!

Started by PharmacistBoard Medical Stories and Jokes

Replies: 1
Views: 12365
Last post November 02, 2007, 07:35:10 PM
by Admin
Daawo Filin: Baraarujinta Kaankarada Naaska (Breast Cancer Awareness)

Started by AdminBoard Cudurrada Haweenka

Replies: 2
Views: 40744
Last post May 28, 2015, 10:04:42 PM
by SomaliDoc
Frankincense (Xabag): Reer galbeedka oo soomalida ka faaiday daawo cusub!

Started by AdminBoard Health News and Events

Replies: 1
Views: 18748
Last post June 24, 2011, 02:26:05 AM
by Dr.Adnan
Su'aal: Haddii Aa Si Qaldan U Isticmaalo Daawo Caafimaadkeyga Ma Saameyn Kartaa?

Started by AbuJaasumBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 9838
Last post May 19, 2012, 04:31:50 PM
by SomaliDoc
Waa maxay Rubella? Yaa halis ugu jira? Daawo ma leeyahay?

Started by SomaliDocBoard Cudurrada Haweenka

Replies: 0
Views: 15108
Last post March 25, 2011, 09:41:26 PM
by SomaliDoc