Author Topic: Sideen dib ugu habeynaa new topic-yada?  (Read 16459 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline CilmiSabca

  • Hero Member
  • *****
  • Posts: 344
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
  • Kas & Kamma' Kibir Looma Kaco.
Sideen dib ugu habeynaa new topic-yada?
« on: September 15, 2011, 02:00:32 PM »
Asc. Sln ka dib. Waxa jirta in kolka aan new topic qorno aan kolkol aragno qoraalkii oo isku soo dhex noqnoqday, gaar ahaan dhanka hoose ee qoraalka. Haddaba, waxanu doonayaa in la ii fududeeyo sida aan review ugu sameyn karo ama aan modify ugu celin karo ka hor inta aanan post gareyn. Tusaale marka aan qoro oo aan diro ka dib waxan arkaa qoraalkii oo isku milmay, taas oo aanan u bogin. Marka qeybta farsamada ee webka arrintaan ha naga xaliso ama ha inoo sheegaan habka aan profile-ka yaga uga furdaamin karno maadaama aan isticmaaleyno Mobile phones. Aniga xitaa kalareynta farta way ii socon weysay, haddaba mobilelada ma lagu istimaali karaa qurxinta qoraalada loo diraayo webka somalidoc.com ee ay xubnuhu isticmaalayaan? Anigu waxaan ku dadaalay inuu qoraalkeygu qurux badnaado hase ahaatee modify ayaan waayey. Fadlan gacan iga siiya arrintan. Waad mahadsan tihiin. Aqyaarta xubnaha ah, hadday xalkaas hayaan please you are welcome. Thanks to every1


Talo SAARO Allaah


Offline Hassan Bile

  • Jr. Member
  • **
  • Posts: 27
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
Re: Sideen dib ugu habeynaa new topic-yada?
« Reply #1 on: September 17, 2011, 08:17:56 AM »
mobile fiican oo shaashad weyn isticmaal ama computer, sababtoo shaashada mobile oo yar awgeed waxaa dhici karta in uusan qoraalka buuxin karin shaashada


 

topic for disscus للمناقشه

Started by Dr.TulipBoard Feel Free Here

Replies: 12
Views: 11961
Last post July 02, 2008, 04:21:25 AM
by Dr.Tulip
PLEASE HELP IN MY TOPIC THESIS?

Started by YusraBoard Lab Students and Technicians

Replies: 6
Views: 26015
Last post November 14, 2012, 09:52:31 AM
by Yusra
Su'aal: Sideen isaga daweyn karaa Cijiyaha oo jirka gala?

Started by Kurtun2016Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 52498
Last post June 18, 2016, 03:19:19 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Sideen suaalo ula wadaagi karaa dhakhtarka?

Started by DaganeeeyBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 4602
Last post August 04, 2015, 09:57:08 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Sideen iskaga ridi karaa cayilka?

Started by MedisseBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 4646
Last post December 13, 2017, 03:22:23 PM
by Akhaa Binu Jowhari