Author Topic: Su'aal: Cagaarshowga ma ku gudbaa dhunkasho?  (Read 4470 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Ahmed333

  • Newbie
  • *
  • Posts: 14
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
Su'aal: Cagaarshowga ma ku gudbaa dhunkasho?
« on: September 21, 2011, 01:46:25 PM »
walal waan idin salaamay waxaan ahay qof qaba cagaarshow B markii lay baadhay dhiiga inta  virus ku jirtaa aad ayay u yartay ayay yidhaahdeen dhakhatiirtii i baadhay markii layga hellay waxay ahayd 2006 hada mudo ayaa ka soo wareegtay sandkii ugu horaysay way eegeen waxay yidhaadeen wax isbadal aha muu samayn muu sii faafin hada way eegeen sand kadib waa sidii ayay yihadeen markaa waxay yidhaahdeen 2 sanaba mar ayaan eegi doonaa  wax koriina ma samaynayo varusku se dhunkasho qof aan guursanyo ma ku qaadsiin karaa maxaad igula talin lahaydeen ma idhaa 6bilood mar ha lay badho mise sidaasaan u daayaa 2 sanaba mar waad mahdsantiin.




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Cagaarshowga ma ku gudbaa dhunkasho?
« Reply #1 on: September 22, 2011, 12:30:40 PM »
Haddii qoyaanka afka is gaaro wuu ku gudbaa cudurka cagaarshowga sidoo kale haddii la isla wadaago cadayga iyo burushkaba.

Midda kale haddii baaritaanka uusan is badalin 2 sano kadib in aad sidaa ku wadid ayaa habboon oo labadii sanaba mar aad iska baartid maadaama isbadal inuu ku dhaco lex bilood gudahood aysan suurtagal ahayn.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Maxa lagu gartaa qofka qaba cudurka Cagaarshowga?

Started by FatxifoosBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 2
Views: 15804
Last post September 27, 2011, 08:35:06 PM
by SomaliDoc
Wellcome plz cidii wax ka taqan cudurka haypetits i mean cagaarshowga

Started by BadbaadoBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 5
Views: 16562
Last post August 13, 2010, 06:41:30 PM
by Abdulrazzak
Uur miyaad leedahay? Iska baar cagaarshowga nooca B

Started by SomaliDocBoard Cudurrada Haweenka

Replies: 0
Views: 28540
Last post November 10, 2010, 07:52:11 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxaa la ii sheegay inuu cagaarshowga B igu dhacay?

Started by wacdiBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 3543
Last post October 27, 2016, 03:13:02 PM
by SomaliDoc
Maxaa Soomaalida ku badiyay Cagaarshowga B iyo C?

Started by SomaliDocBoard Qaybta Wacyi Galinta

Replies: 1
Views: 48739
Last post December 16, 2018, 09:48:15 AM
by Hibocumar