Author Topic: Su'aal: faahfaahin baadhitaan dhiig?  (Read 5241 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Cabdidheeere

  • Newbie
  • *
  • Posts: 6
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
Su'aal: faahfaahin baadhitaan dhiig?
« on: August 12, 2011, 05:10:24 PM »
asc walaalaha dhaqaadiita ahow  waan idin salaamay salaan kadib walal  caloosha ayan  ka xanuun sadaa mar dr waxuu idiray baadhitaan dhiig mar  natijadii sidan ayey soo qoreen marka inaad ii sharaxdaan ayan rabaa walal
-c reactive proteine  ( in mg/1) ............... 12 n: <6

-transaminases sgot (asat, en MUI/ml à (37°).. 48   n; <37


-transaminases  SGPT (alat, en MUI/ml  à ( 37°) .... 57 N:<40


 walalayaal isoo faah faahiya  normalka iyo  marka uusan normalka ahayn aad ayad u mahadsantihin walalaha qaaliga ah




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4698
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: faahfaahin baadhitaan dhiig?
« Reply #1 on: August 21, 2011, 01:18:44 PM »
Marka uu normalka yahay wuxuu ku qoranyahay su'aashaada hore.

Eeg tirada ka dambeysa xarafka "N" oo u dhiganta Normal.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   

Offline Cabdidheeere

  • Newbie
  • *
  • Posts: 6
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
Re: Su'aal: faahfaahin baadhitaan dhiig?
« Reply #2 on: August 21, 2011, 05:07:06 PM »
asc mahadsalid dr  maxuu sheegayaa hadii dhiiga kuuu san normal ahayn  gas iyo calool xanuun ayaan qabaa marka maka tur jumayaa  sare u ka caasi maxaase lagu dajin karaa si normalkiisa uuu unoqdo asc

Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4698
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: faahfaahin baadhitaan dhiig?
« Reply #3 on: August 26, 2011, 07:43:47 PM »
baaritaannadaan waxay ka tarjumi karaan markii beerka uu xanuun saameeyay maadaama ay yihiin dheecaan kiimikeed oo sare u kacaan markii beerka xanuunsanyahay.
Gaas ama calool xanuun kaliya ma kiciyaan baaritaannadaas.

Fadlan hubi in baaritaanka uu yahay mid saxan, hadduu saxsan yahayne la tasho takhtarkii kuu diray sida loo ogaado waxa uu kaaga shakiyay marka horaba.

waxaa lagu dajin karaa in la daaweeyo cilladii keentay, taasoo uu fahmi karo takhtarkaaga.

Mahadsanid
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   

Offline Cabdidheeere

  • Newbie
  • *
  • Posts: 6
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
Re: Su'aal: faahfaahin baadhitaan dhiig?
« Reply #4 on: September 22, 2011, 02:21:31 AM »
asc walaalaha drs ka ah qiimaha iyo sharafta leh walal  baadhitaan labaad ayan ku noqdey  oo wax yaabo badan ay iga baadheen dhiiga ah waxaa kamid ah sgot iyo sgpt oo horay aad iigu sharaxdeen  kacsanaan markaas hadana waxaad hoos ayuu udhacey sidan tan ayuuna u qoran yahay walal maxaa umalayn haysaan iguu hoos udhigay wax daawo ahna maqaadan waa sidan


transaminases sgot (asat.en mui/ml à 37°) 26 n:37
transaminases sgpt (alat.en mui/à 37°)      21 N: 40     


waxaa kale walal baadhitaanada kale oo aan fahmi w aayey waa sidan iyagana walal bal isheega hadii san normal ahayn iyo waxa keenikara ilaahya ha idin ka ajar siiyeee


cholesterol total (en g/1) ......1.27

_h.d.l cholesterol (eng/1) .....0.51
-L.D.L cholesterol (en g/1) 0.64
triglycerides (en g)1).......056 N: 150
neutrophils  is 53    3.922/MM3
eosinophils 1 is 74 /MM3
Basophils is 0     0/mm3
lymphocytes is 39    2.886/mm3
monocytes is 7        518/mm3
fasting glucose 0.93 N;0.70-1.05
in millimoles 5.17       
 walaalayaal   waa sidan baadhitaanka  masoo wada qorin laakin waa inta aan isdhahay waxbaa lagaaga faa iideykaraan maadaama oo dr iidiray aan af garan haynin  walalahaa ayaa kuu faa iidey doona ayaan isdhahay   wax yaabaha la iga baadhayayna waxaa ka mid ahaa  sonkorow   marka walaal waxiii aan caadigiisa ahayn iisoo faah faah faahiya iyo waxa keeni kara mid kasta hadii  normalkiisa uusan ahayn  ilaahay ajar iyo xasanaad ha idinka siiyo garan maayo waxa aan idinku abaal gudno  aad ayaan oogu diirsanay  webkiina  baarakalaahu fiikum asc




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4698
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: faahfaahin baadhitaan dhiig?
« Reply #5 on: September 22, 2011, 01:48:04 PM »
Baaritaannada aad isku celisay oo hadana dabiici noqday waxaa keeni karo dhowr sabab: in xanuun aad u badnayn uu beerka kaa qabta hadane aad ka caafimaadday.
In aad horay u qaadanaysay daawooyin saameyn ku yeelan kara beerka oo hada joojisay. in baaritaankaba uusan sax ahayn ama in baaritaanka la sameeyay xilli beerka uu shaqo culus hayay tusaale ahaan adigoo soo cunay cunno dufan leh oo beerka shaqo wado markaasna ay kacsanyihiin dheecannadaas in baaritaankaan lagugu sameeyay.

Marka in aad welwesho maahan wax badan ayaa kicin kara dheecannadaan.

Midda kale baaritaannada hoose waa sadax nooc:

Afarta ugu korreysa waxaa la sameeyaa markii lagaaga shakisanyahay cudurka kolestaroolka si loo ogaado heerka ay marayaan dufannada kala gadisan oo jirkaaga soo saaro sida LDL, HDL iyo Triglyceride, wax dhib ahne kama muuqdaan. halkaan ka akhriso qoraal ka sheekeynayo cudurka kolestaroolka: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1461.0.html

Shanta baaritaan ee ku xigta waxay sheegayaan heerka uu marayo unugyada difaaca jirkaaga ee kala duwan sida Neutrophil, Bashophil, Esinophil, Lymphocyte iyo Monocyte, iyagane waa dabiic oo wax dhib ah kama muuqdaan.

Baaritaanka sadaxaad ee ugu dambeeyo waa midka sonkorta oo isagane dabiic ah markii lagaa qaaday adigoo wax soo cunin.

Sidaa darteed baaritaannada aad soo qoray wax dhib weyn ma tilmaamayaan.

Allaha ku caafiyo.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   

Offline Cabdulahi

  • Newbie
  • *
  • Posts: 22
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
Re: Su'aal: faahfaahin baadhitaan dhiig?
« Reply #6 on: September 22, 2011, 02:41:43 PM »
walaal aad iyo aad ayaad umahadsan tahay ilaahay ajar iyo xasanaad hakaasiiyo  janadii fardowsana ilaahya hakaa waaraabiyo walaal  dhinaca bidixda waa ixanuunaa  mar marna waa iga tagaa marka  hada  baadhitaanka  idenbaaya  ee 
transaminases sgot (asat.en mui/ml à 37°) 26 n:37
transaminases sgpt (alat.en mui/à 37°)      21 N: 40      sidan hada dabeeci miyaa mise  wali waxbaa kujira yaransho, aah walal mahad sanid  asc

Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4698
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: faahfaahin baadhitaan dhiig?
« Reply #7 on: September 27, 2011, 08:14:29 PM »
Baaritaannadaan waa dabiici ee welwelka iska yareey.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Dhiig Brown Clour Ah Oo Xaaskayga ka Socda iyadoo 9 weeks pregnancy ah?

Started by Mohamed2012Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 15742
Last post January 29, 2012, 12:22:48 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Naag uurleh xiliga caadada dhiig maka imaan karaa?

Started by Abdi21Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 16791
Last post March 14, 2015, 03:41:06 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Meeshii shahwada laga rabay dhiig ayaa ka yimid?

Started by Kaamil121Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 13040
Last post December 20, 2018, 10:03:39 PM
by SomaliDoc
Dhiig karka Uurku Keeno / Sumoy / Iklaamsiyada

Started by SomaliDocBoard Cudurrada Haweenka

Replies: 0
Views: 27147
Last post September 02, 2008, 09:52:57 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Caadada markay ku dhaco wax dhiig ah kama imado?

Started by Maizah BBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 44186
Last post January 13, 2016, 01:48:41 PM
by SomaliDoc