Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Infakshanka Haweenka Uurka leh?

(1/1)

Cabdullaahi:
Asc Salaan Ka dib Infakshanka Haweenka Uurka leh EE keen Dhacaan Caanaha oo Kale Maxaa lagu daweyn karaa

SomaliDoc:
Halkaan ka akhriso dhibaatooyinka la socda uurka oo ay ka mid tahay: dheecaan ka socda siilka: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1203.0.html

Navigation

[0] Message Index

Go to full version