Author Topic: Su'aal: Khuuradu daawo maleedahay?  (Read 4624 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Furqaan

  • Newbie
  • *
  • Posts: 9
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
Su'aal: Khuuradu daawo maleedahay?
« on: October 08, 2011, 02:06:09 AM »
Asalamu caleykum Datoore aad baad ugu mahadsan tahay sida wanaagsan ee umadda somaliyeed aad waqigaaga qaaliga ah aad ugu hurtay mizaankaaga xasanaadka aakhiro allaha kuugu daro aamiin. Datoore waxaa faro kulul igu haya khuuro bani'aadamku waa wada khuuriyaa laakiin midaydu waxaad moodaa gaari isjiida oo dalcadii sayidka koraya magaratay, marka adigaan kugu soo cararay illaah ka sokow oo is iri tahktarkii somaliyeed ee afkaaga ku hadlayey ayaa si fiican kuugu faahfaahinaya ee bal weydii marka sida looga hortago ama laysaga daaweeyo ayeey su'aashaydu ku saabsan tahay jazaakumulaahu khayran salamacaleykum.




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Khuuradu daawo maleedahay?
« Reply #1 on: October 16, 2011, 12:13:06 AM »
Walaal su'aashaada jawaabteeda waxaa kaa shaafi doona qoraalkaan ka sheekeynayo khuurada ee halkaan ka akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1132.0.html
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Daawo ayuu qaatay Qamaar ayuu ku waashay!

Started by PharmacistBoard Medical Stories and Jokes

Replies: 1
Views: 12820
Last post November 02, 2007, 07:35:10 PM
by Admin
Daawo Filin: Baraarujinta Kaankarada Naaska (Breast Cancer Awareness)

Started by AdminBoard Cudurrada Haweenka

Replies: 2
Views: 41423
Last post May 28, 2015, 10:04:42 PM
by SomaliDoc
Frankincense (Xabag): Reer galbeedka oo soomalida ka faaiday daawo cusub!

Started by AdminBoard Health News and Events

Replies: 1
Views: 19289
Last post June 24, 2011, 02:26:05 AM
by Dr.Adnan
Su'aal: Haddii Aa Si Qaldan U Isticmaalo Daawo Caafimaadkeyga Ma Saameyn Kartaa?

Started by AbuJaasumBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 10059
Last post May 19, 2012, 04:31:50 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Ma jirtaa daawo natural oo lagu daaweyo xanunka gaaska?

Started by AlmisBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 55636
Last post August 15, 2015, 02:42:07 PM
by SomaliDoc