Author Topic: Su'aal: Kadida aadka ubadan ?  (Read 4433 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Ashwaaq

  • Jr. Member
  • **
  • Posts: 36
  • Points: +0/-0
  • Gender: Female
Su'aal: Kadida aadka ubadan ?
« on: September 10, 2011, 11:36:48 AM »
ASC waan Salaamayaa Dhamaan Dhaqaatirta Sharafta badan Islamar ahantaana Inaga saacideeya Webcan somalidoc

Salaan Kadib Waxaan Waydiinaya Aqoonyahanada WEB ka somali doc. SUaashaan kuna saabsan kaadida

Waxaan Hayaa Musay AMA qof weyn oo rag ah dadiisu waa 60 sano Waxaa jira in uu kaadida iskasocoto waliba si xad haaf ah taas oo lagayaabo inta dharka laga siibadalayo in uu hadana siikaadinayo waxan geynay dhartaro badan waxeyna  sheegeen qanjirta kaadida in loogu talo galay 200/ kiisana uumarayo 800  waxay soo siiyeen daawo balse waxba kama badalin marka maxaa sababikara kaadidaan badan, WAAD MAHADSANTIHIIN




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Kadida aadka ubadan ?
« Reply #1 on: October 07, 2011, 03:48:09 PM »
Kaadida badan waxay noqon kartaa Sonkor, waxay kaloo noqon kartaa cillad xagga qanjirka ah oo barar ama kansar ku dhaco.

Baaritaanka lagu sameeyay odaga waayeelka ah wuxuu sheegayaa kaliya in qanjirka uu xanuunsanyahay laakiin cillada haysato ma uusan sheegin, mideeda kale haddii daawo wax ka tari wayso waxaa xanuunkaan wax ka taro qaliin lagu sameeyo.

Halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan xanuunnada borostaytka: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3162.0.html
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Xanuun gumaarka waliba dhanka bidixda ubadan?

Started by ElmaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 5009
Last post August 22, 2018, 10:26:47 AM
by SomaliDoc
Su'aal: waxaa aad ubadan saxarada?

Started by Buraale143Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 4
Views: 9706
Last post May 19, 2011, 04:47:04 PM
by Buraale143
SU'AAL: KADIDA DHIIGA SOORAACA (HEMOGLOBIN)

Started by AbuuyuusufBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 6
Views: 33073
Last post January 06, 2015, 08:25:30 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Janjirta kadida?

Started by AshwaaqBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 3557
Last post September 20, 2011, 03:28:33 PM
by SomaliDoc