Author Topic: Su'aal: Muruq kuusan oo ka so dhex baxa bartanka shafqasha(kilkisha)?  (Read 15471 times)

0 Members and 3 Guests are viewing this topic.

Offline Walaalka

  • Newbie
  • *
  • Posts: 6
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
Asc wr wb, kadib waxa mahad leh Alle, dhaqatirta sharafta leh waxan jirta in wiil sxbkey ah aad aan u jeclahay uu la xanuunsanyhy mudo 3 days nabar kuusan(buudhan) ayaa kilkisha uga soo baxay dhexdeeda hadaba waa maxay ma wax iska dhaca mar marbaa mise wa cudur qarsoon oo digniin bixinaya. Isagana wuxu dhahaya malaha cunada warshadaysan ayaa ii keentay cml sida: KOD(baked beans), FISH ka, oo maalmahaan isticmaalkeeda badsaday iyo cunida mooska, marka  Fadlan adinko mahadsan wixi talo iyo tusaalo ah iyo tusaalo ah




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Muruq kuusan oo ka so dhex baxa bartanka shafqasha(kilkisha)?
« Reply #1 on: October 07, 2011, 05:06:53 PM »
INkastoo ay fiicnan lahayd waxa kuusan oo meesha ka soo baxay laakiin waxay u badantahay inuu qanjir yahay.
Kilkisha waxaa ku jira qanjirro dhowr ah oo barar haddii caabuq ku dhaco meel u dhaw qanjirradaas ama nabar ka soo baxo ama buro ku samaysanto.
Haddii waxa bararn ay tahay qanjir waxaa kugula talinayaa in aad takhtar sida ugu dhakhsiyaha badan ula xiriirto maxaa yeelay qanjir barary waa digniin si dhab ah in loo qaato ay waajib tahay.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Wax ka baro Ilka-baxa iyo Ilka-dawacada

Started by SomaliDocBoard Qaybta Wacyi Galinta

Replies: 1
Views: 31484
Last post July 05, 2015, 08:53:23 AM
by Darmaan123
Su'aal: Waa maxay finka kaso baxa dabada? Una eg kaso bax cml?

Started by Ahmed dollarBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 25014
Last post October 22, 2016, 05:04:32 PM
by SomaliDoc
Su'aal: maxa sababa kasoo baxa iska so daba noqda markuu raysto mid?

Started by WalaalkaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 17720
Last post November 01, 2011, 12:06:51 AM
by SomaliDoc
Su'aal: waxaan isku arkay nabaro yaryar oo afka gudihiisa iga soo baxa?

Started by CabdicasiisBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 29383
Last post April 19, 2011, 09:51:52 PM
by SomaliDoc
Su'aal: kala dambeynta biyo-baxa lamaanaha saameyn ma ku leeyahay uureynta?

Started by Suldan10Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 16353
Last post March 10, 2012, 02:06:35 PM
by SomaliDoc