Medical Student Forums > Questions, Exams & Study tips
Chemistry
(1/1)
Mawaahib:
Asc dhamaan walaalaha somaliyeed marka xigta waxaan u baahnaan lahaa qof ii sharxa ma ii faah faahsha Ionic and covalent bondinga say u shaqeeyaan iyo dee bonding isku haystaan? waad mahd san tihin walaalahee
Navigation
[0] Message Index
Go to full version