Author Topic: Su'aal: Dhiiga oo dhaca?  (Read 6008 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Ilwad21

  • Newbie
  • *
  • Posts: 3
  • Points: +0/-0
  • Gender: Female
Su'aal: Dhiiga oo dhaca?
« on: October 31, 2011, 12:50:01 AM »
Asc waxa aan aad iyo  aad igu mahad celinayaa dhakhtarada wakhtigooda qaaliga noo huray
waxa aan leeyahay jasaa kumulaahu khayraa
 su`aashaydu waxa weeye dhakhtar dhiigayga oo la yidhi wuu dhacsan yahay oo waxa aa tahay obasidka qofka  dhiigkarka qaba
wax uura ma lihi dadaydu 21 sano dhererkaygu waa 74 misankayguna waa 63 kilo
waxa aan dareemayaa
1-daal badan oo jidh xanuun wata
2-madax xanuun badan oo la yidhi waxa aad leedahay shaqiiqa
3-wadnaha  oo iskay garaaca hadaan 30dq istaagnaado ama kulayl dareemo
4-xiiq aan dareemayo hadaan lugeeyo ama aan  telefon  ku hadlo wakhti dheer
5-lugaha oo dhuuxu igaracaayo hadaan socdo ama aan qabow dareemo
6-awooda oo iga tagaysa lugaha hadaan soco is idhaa oo aana qaadiba karayn lugaha culays bay i noqonayaan sidii oo ayna naf ku jirin ayaan jiidayaa oo aan kulba wadada dhinac uga baxayaa
7-dawakhaad
8-haraad fara badan oo candhuuftu iga dhamanayso
9-caloosha xaga hoose oo ixanuunta hadaan daalo ama socdo ama jiifka ku raago
 waxas oo dhan ayaan dareemayaa dhakhtarkina cabitaan badan iyo socod ayuu igu yidhi samee wax dawaana imuusiinin  socodkiina waa igu dhib oo cagaha ayaa bilaa awood inoqonayaa
      maxaan sameeyaa dhakhtar ee igula talinaysaa ?




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Dhiiga oo dhaca?
« Reply #1 on: November 01, 2011, 07:54:51 PM »
Waxaan talo ahaan ku siin lahaa in aad baaritaan guud isku samaysid adigoo iska baaraya cudurrada keeni karo calaamadaha noocaan ah sida wadna xanuunka, sonkorowga, dhiig yarida (anemia) iyo cudurraa sanbabada ku dhaco.

Haddii dhiigaagu dhacsanyahay imisa ayuu noqday?
xanuunkaan goormaa isku aragtay?
Ma dareemeysa in naqasku ku dhibayo markaa meel siman jiifsatid (barkin la'aan)?
Ma jiraan daawooyin aad horay u qaadan jirtay?
Markaa fadhiga ka istaagtid indhaha maku madoobaanayaan? mise markaa socotid lee ayaa dawakhmaysaa oo markaa istaagtid waad roontahay?
Ma leedahay wadno garaac siyaado ah oo aad adiga dareemi kartid?
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   

Offline Ilwad21

  • Newbie
  • *
  • Posts: 3
  • Points: +0/-0
  • Gender: Female
Re: Su'aal: Dhiiga oo dhaca?
« Reply #2 on: November 07, 2011, 01:48:31 AM »
Waxaan talo ahaan ku siin lahaa in aad baaritaan guud isku samaysid adigoo iska baaraya cudurrada keeni karo calaamadaha noocaan ah sida wadna xanuunka, sonkorowga, dhiig yarida (anemia) iyo cudurraa sanbabada ku dhaco.

Haddii dhiigaagu dhacsanyahay imisa ayuu noqday?    
xanuunkaan goormaa isku aragtay?                            
Ma dareemeysa in naqasku ku dhibayo markaa meel siman jiifsatid (barkin la'aan
Ma jiraan daawooyin aad horay u qaadan jirtay?                
Markaa fadhiga ka istaagtid indhaha maku madoobaanayaan? mise markaa socotid lee ayaa dawakhmaysaa oo markaa istaagtid waad roontahay?
Ma leedahay wadno garaac siyaado ah oo aad adiga dareemi kartid?
   

jawaab
1=waxa uu noqdaa 40
2=ilaa sanad
3=maya wax dawo ah maqaadan
4=marka aan istaago ama iska yara dabo noqnoqdo
5= saayid maha lakin qaraac hadan nasto iga tagaya
waana is shaybaadhay wax xanuuna waa la iga waayey waa dabiici ayey idhahee dhigaga ayaa sidaas ah
 waad mahadsan tahay doctor jasaakala khayr

Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Dhiiga oo dhaca?
« Reply #3 on: November 21, 2011, 08:15:00 PM »
Cabirka aad soo sheegtay maahan mid jiro, maxaa yeelay markii pressure-ka dhigga la sheegayo wuxuu leeyahay labo akhris, akhris kore iyo akhris hoose tusaale ahaan 120/80 oo kale.
Fadlan ku laabo warqadihii lagugu baaray ee ka fiiri baaritaannada aad sameysay iyo inta ay noqdeenba noo sheeg.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Waa maxay Nabarka Cagta ku dhaca ee "Madura"?

Started by SomaliDocBoard Qaybta Wacyi Galinta

Replies: 0
Views: 32656
Last post December 23, 2015, 02:29:30 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Dhiiga caadada ayaa igusoo laabta bishii dhowr jeeer?

Started by KaltuunBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 2
Views: 10502
Last post May 22, 2016, 07:48:29 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Dhiiga xaydku intee inleeg ayuu ka maqnaankaraa dumarka.?

Started by AbumohamedBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 2
Views: 59840
Last post August 23, 2010, 06:10:06 PM
by Abumohamed
Su'aal: Maxaa lagu dareemaa marka dhiiga cas kugu yaryahay?

Started by DeeqcaliBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 46794
Last post March 02, 2011, 07:28:00 PM
by Dr. Acromion
Su'aal: Kalyo-xanuun, Macaan, Dhiigkar, Infection-dhiiga iyo Kelestorool?

Started by Mumtaz IsackBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 7805
Last post August 08, 2015, 11:07:37 PM
by SomaliDoc