Author Topic: Ma tahay qof qaba mental illness?  (Read 19230 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Sadia

  • Newbie
  • *
  • Posts: 8
  • Points: +0/-0
  • Gender: Female
Ma tahay qof qaba mental illness?
« on: October 27, 2011, 08:42:07 PM »
Asc waad salaamantihiin dhaqaatiirtA mustaqbalka soomaliyeed cudurada ku dhaco maskaxda aad ayee qatar ku tahay nafta bani aadamka waxaana dareema kara qofka qaba qofkaasna markasta waxuu isku dayaa inuu mar un is badasho noloshiisa oo uu caafimaado waalakin haduu aqoon u leeyahay taasi waa dhibaatada ugu weyn dadka soomaaliyeed heesato maanta wey yartahay dadka aqoonsan mentall illness MAXA LOo WAaYEY arday jecel iney bartaan cilmiga psychology oo soomaali ah? si ugu caawiyaan dad badan oo soomaliyeed oo ildaran cudurada ku dhaca maskaxda taasi waxaaba ka daran MA YAqANin CUDurKA HeEsTo keliya waxey ogyihin iney noloshooda tahay mid aan QIImO laheen.
Maxey kula tahay haduu cunug markuu yaraay aabahiis dil,caay,takoorid,ka dheeraansho iyo ka hiilasho isugu daro?lakin hooyadiis u jecel yahay balse dhibka kale jiro ay tahay inu hooyadiis ay asigu waqti u haynin maxaa yeelay waxay ka fakirtaa sida uu waxuu cuno ugu soo shaqeeyso taasina iyada qalad kuma lahan maxaa yeelay waxay buuxineysaa ay toosinaysaa xaqa lagu laha aabaha.
cunigii siduu noloshiisa kusoo qaatay cidna ma ogaan karto ALLAH mooyee maxaa yeelay hadi waalidkis ay fahmin qof kale fahmi karto ma jirto keliya waxoo ogyahay cunugaas inuu NECBANYAHAY aabahiis.
cuniga wuu weynaday waxu jeclaaday inuu ka tago waalidkiis labo sano markuu maqnaa aya walidkis ugu baahdeen caawimaad isla marki waxu goaansaday inuu soo laabto lakin uma soo laabanayo aabahiis dartiis lakin HOOYO darteed maxa yeelay waxu yarantiis ogaa iney hooyo tahay qofka keliya ee jecleed asiga taasina waxay eheed goaanki ugu muhiimsanaa oo uu noloshiisa goaansado.
Markuu gaaray 20sano ayuu ogaaday waxaa haaya ay yihiin CUdUR MASkAX AH.
Ma is weydin kartaa cunugaas waxa heystay 20sano MALa dhihi karaa waa NOLOL?
20 sano waxuu dareemaayey control la'aan una awoodin karin noloshiisa inuu kontoroolo,niyad jab,rajo la'aan,xanaaq badan iyo qayirnaan laga dareemayo jirkiisa maxa yeelay ma daryeelo karo jirkiisa iyo wax yaalo kale aan inta lagu soo koobi karin.
FADLAN hadi aad ka mid tahay mise isleedahay wax la mid ah ayaa kugu dhacay SHARE WITH US
waxaa dhici karta inee sheekadada caawisa qof aan ogeen cudurka haaya ama jeclaada inuu barto cilmiga psycology.
Waxaa laga yaabaa hada la wadaagto dhibkaada walaalahaada inaa nafisto oo dareento RAJO.
                   WABILLAAHI TOWFIIQ
l




 

Su'aal: Xiniintayda midig way ka yar tahay xiniintayda bidix?

Started by Muwadin_QaranBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 7273
Last post November 16, 2018, 01:43:21 PM
by Sadaq10
Su'aal: "SIIGAYSIGA" dhibaatadiisa maxay tahay?

Started by Feysal_44Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 8116
Last post October 26, 2016, 06:57:06 PM
by SomaliDoc
Maxay Tahay Qandhada "Rift Valley"?!

Started by AdminBoard Qaybta Wacyi Galinta

Replies: 2
Views: 18525
Last post November 14, 2007, 12:08:44 AM
by Doctoor
Su'aal: Maxaa keeni karo qof wadnaha ka xanuunsan, baaristune caadi tahay?

Started by QaysBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 8199
Last post June 09, 2011, 10:50:09 PM
by SomaliDoc
Haddii Ay Koronto (Electric) I Qabsato Mar Mar, Caafimaadkeyga Dambe Ma U Daran Tahay?

Started by CilmiSabcaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 4
Views: 8421
Last post April 08, 2012, 05:44:04 PM
by CilmiSabca