Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Maxaa keena faaliga ku dhaca qaybta danbe ee maskaxda?

(1/1)

Qawdhan:
waxan aad iyo aad ugu mahad  celinayaa dhammaan dhakhtiirta isku hawsha inay wax wal oo aan soo waydiino noga jahil sarta is cilmiyeeysan.
waxan doonayaa in la iga jahil saro dhawr su'aalood

1.maxaa keena faaliga ku dhaca qaybta dambe ee maskaxda?
2.maxa uu sii sababaa?
3.sidee baa lo daweeyaa?
4.qofka uu ku dhacay ee indhihisii si dhakhso ah aragii uu dam noqday marmarna si  diciif ah wax uu arkayo lakiin aan wax xanuuna oo kale qabin sideeba loo daweeynayaa?
5.inteebuu rajo leyahay?
6.dhakhtarka uugu haboon ee loo geen kara waa ka maxay ku taqasuusa

SomaliDoc:
Su'aalaha ugu horreeyo waxaan uga jawaabnay halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3566.msg10747.html#msg10747
Rajada inta ay la egthaay waxay ku xirantahay heerka xanuunka uu gaarsiisan yahay maxaa yeelay dadka isku mid maahan oo dad way ka kici karaan.
dhakhtarka ugu fiican ee aad arintaas kala xiriir kartid waa takhtarka ku taqasusay cilmiga Neurology. waxaana la yiraahdaa shaqadiisa Neurologist.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version