Author Topic: Su'aal: Maxaa keeni karo in qofka dhaqso biyaha kaga yimaadaan?  (Read 13575 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Badarcune

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
Su'aal: Maxaa keeni karo in qofka dhaqso biyaha kaga yimaadaan?
« on: November 19, 2011, 06:51:32 AM »
SALAAMA CALEYKUM DHAMAAN WALAALAYAAL SU AAL KA BACDI , SU AASHA AAN QABO WAXAA WAAYE MAXAA KEENI KARO IN  OW QOFKA DHAQSO BIYAHA KAGA IMAADO .CUDUR MIYAA, HADII AY TAHAYA IN DHAQTAR MA LAGALA XARIIRI KARAA ARINTAAS?




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Maxaa keeni karo in qofka dhaqso biyaha kaga yimaadaan?
« Reply #1 on: November 21, 2011, 10:09:15 PM »
Biyo-baxa dagdagga ah waa cudur, halkan ka akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2121.0.html
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Diktoore, maxaa laga wadaa Reactive, Weak-reactive iyo Non-reactive?

Started by XidigBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 55885
Last post July 02, 2017, 11:30:43 AM
by SomaliDoc
Caga-hurka ama Caga-ololka Maxaa Keeno?

Started by SomaliDocBoard Cudurrada Guud

Replies: 4
Views: 162192
Last post August 23, 2015, 02:14:13 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Maxaa lagu daaweeyaa Agoolka "Dandruff"?

Started by CmqalinleBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 106890
Last post January 06, 2015, 08:30:19 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Maxaa keni kara calol xanuunka iyo naaso xanuunka

Started by GacalsameBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 57901
Last post December 05, 2015, 01:19:38 PM
by SomaliDoc
Maxaa meydka loo qalaa? Waa maxay "Autopsy"?

Started by SomaliDocBoard Qaybta Wacyi Galinta

Replies: 1
Views: 62231
Last post April 06, 2016, 04:35:38 PM
by Mo Digdig