Author Topic: Su'aal: Qarasta ku saabsan?  (Read 6058 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Bardacad33

  • Newbie
  • *
  • Posts: 17
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
Su'aal: Qarasta ku saabsan?
« on: November 23, 2011, 03:03:39 PM »
wl waan idin salaamay salaan ka dib hadaan su.aasheyda u gud bo walaal waxaan arka deed la ga kenay dubay oo la gu magacaabo xabatu maluug oo waxaa u
le eg ya hay xabad bun oo ka le ah ayuu u eg ya hay marka qofka markuu cabo waxaa  uu noqona yaa hor iyo dabo marka  walaa gedkaa hadaad garan nay saan
bal no sharaxa idin koo mahad san




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Qarasta ku saabsan?
« Reply #1 on: December 05, 2011, 06:14:15 PM »
waa miro caloosha lagu bixiyo oo halis ah takhaatiirtane kuma taliyaan in la qaato maxaayeelay qofka aad ayuu u fuuqbaxi karaa, marmarka qaarne qofka shubanka ma joojin karo, maxaayeelay mirahaan waxaa ku jiro maado sun oo kale ah.

Dadka xitaa geedo daaweedka yaqaanno kuma taliyaan in mirahaan laga qaato hal xabo kadib waana in markii la qaatane cabitaan la billaabo illaa uu shubanka kaa joogsanayo.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal ku saabsan jirka dhexdiisa iiga socdo hawo guureyso?

Started by Maxamed1969Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 18558
Last post August 13, 2010, 03:34:13 PM
by SomaliDoc
Su'aal ku saabsan gooryaanka caloosha iyo wax yeelada uu ugeeysto qofka qabo?

Started by DeeriusBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 27851
Last post October 27, 2012, 09:40:12 PM
by SomaliDoc
Warbixin guud oo ku saabsan waxbarashada ee dalka masar:

Started by Dr.HabiibBoard I want to Study Medicine

Replies: 0
Views: 23836
Last post September 04, 2011, 04:19:01 AM
by Dr.Habiib
Su'aal ku saabsan xubinta taranka raga iyo yiridka?

Started by AadaarBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 19887
Last post October 02, 2010, 08:11:06 AM
by SomaliDoc
Su'aalo ku saabsan siigeysiga iyo finanka wajiga?

Started by SeidBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 48731
Last post February 24, 2011, 10:54:29 AM
by SomaliDoc