Allied Health Professions > Nursing Education Center

Paediatric Nursing

<< < (2/3) > >>

Shuceyb:
hi brothers i am from mogadisho i need to ask you aquestion which made me unhappy person how i can get nurse lessons althought very interesting to become anurses 

PrincessMuni:
Good job sis Hana.
I was nursing student as well and Insha'Allah will start working next week.
My first rotation will be in Peds ward :)

Tahani:
asc wr wbr waan idiin salamay ardayda somalida meel kasto eey joogaan. walalayaal waxaan idinka rabaa talo. waxaan ka baxay dugsiga sare. waxaane bartay medical secretary. waxaan rabaa in aa noqdo nurse. waxaane jeclahay inaan ka barto England. luqada englishka ma isku ficnin, wax wey iga bilaawayihiin, cafimadkane wax badan waan ka aqaan. marka engriska ma adagtay in la galo jamacadha ama kollejyada nurska laga barto. walalayaal iga soo jawaaba mar dhaw,

Nadar:
Hi Hana i congratualate u about ur achievement i believe its wonderful to see  sisters like u who have interest in young kids, i myself have been pediatric nurse for sometime now and i am working on my masters, inshaalaah my plan do include spending time back home to our beloved country, and help the innocent kids who are dying nonsensable diseases hopefully we join forces and make difference somedays
Continue with great work,

Mohmansuur:
ascw waalaalyaal waan idin salamay waxaan ahay arday udhashay dalaka ethiopia waxaan qaatay diploma clinical nurse ah hadana waxaan wadaa degree bsc nurse sandkii labaad marakaa waxaan rabaa isaan ku heli lahaa mster pediateric ah oo dibada ah marakaa dadaka arintaas aad ugu xeeldheer waxaan rabaa inay isoo sheegan saan ku heli laha waxabarshada mahadsanidin

Navigation

[0] Message Index

[#] Next page

[*] Previous page

Go to full version