Allied Health Professions > Pre-Pharmacy and Pharmacy
Drug Errors
SomaliDoc:
Walaal Pharmacist, waa ku mahadsantahay mawduucyada faaidada leh aad webka ku qortid, lakin waxaa jeclaan lahaa si wacyi galinta loo kordhiyo in qoraalo ku saabsan qeybta daawooyinka oo afsomali ah inaad noo soo diyaarisid si ay uga faaideystaan dadka aan luqadaha qalaad ku hadlin.
Mar labaad waa mahadsantahay.
SomaliDoc
Pharmacist:
Walaal waa ra'yi fiican, waadna ku mahadsantahay xasuusintaada.
Insha'lah marka soo socota waxaan isku dayayaa inaan soo qoro qoraal afsomali ah.
thanks
Real Pharmacist
Navigation
[0] Message Index
[*] Previous page
Go to full version