General Discussions > Feel Free Here

وطني الحبيب

<< < (2/2)

Munim:
Thanks Dr noora kalimatkaga runtii waxa ay si toos ah u tabanaysaa boog xanuunbadan oo an ogayn goorta ay healingeda dhicidoono runtii markan aqriyayna wan ilmeeyay. sax way jirta qofka in uu wadankiisa u xiisoodo marka uu ka maqayahy lakin inaga ka somali ahan waan ka duwanahay dadka wadamadooda ka maqan oo wadamadoodna  nabada tahay,  inaga dhibatadeena waa 2 mid waa qurbo midna dhibatada ku hbsatay wadankeene mudada 20ka sano ku dhaw. ee shabaabka  waxan jeclaan laha in malin iyo haben lagu fikiro sidii qof waliba u dowr uga qadanlaha ka bixtanka musibada wadanka haysata.
عزيز انت يا وطني رغم قساوة المحن
Thanks

Navigation

[0] Message Index

[*] Previous page

Go to full version