Author Topic: CODSI QAABKA LOOGA HADLO CUDURRADA  (Read 17911 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Khaalid

  • Newbie
  • *
  • Posts: 2
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
CODSI QAABKA LOOGA HADLO CUDURRADA
« on: January 09, 2012, 11:38:27 PM »
salamu calaykum dr
aniga waxan ahay ardey somaliyed oo wax ka barta wadanka belarus  bartana cafimaad sanadkii afarad waxaan aad idin kaga mahad celinaya macluumad
waxan idin ka codsanaya hadad awodan in aad  markaad cudur ka hadlaysan aad so yara habaysan si aan xoga akhbar fican ino noqoto ana ugua faideysano wayo systemkas aya nalagu bara sida:
1- cudurka waxa uu yahay
2- waxa keeney
3-calaamadahiisa
4- qaabka lagu kala qado
5-sida lagu ogaado(diagnosis)
6- iyo dawooyinka loo qaato hadad awodan (with dose)




 

Sidee loo beeraa ubadka maxana looga bahan yahay haweeneyda lagu beerayo?

Started by BilaalBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 5
Views: 53610
Last post December 21, 2009, 07:54:40 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Sidee uurka looga hortagi karaa hadduu dhakhtarka ku taliyo?

Started by CeeblaaweBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 75403
Last post June 28, 2015, 11:26:21 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Qof ka markii uu rabo in Madax looga istaago mxaa keeno?

Started by AshomBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 5188
Last post May 06, 2016, 09:51:18 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Sidee maskaxda looga tir tiri fakira soo noq noqanaya?

Started by RaaliyoBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 6172
Last post July 29, 2011, 08:59:15 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Hurdada maalintii ma looga maarmaa mida habeenka?

Started by Cali AsaaroBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 30278
Last post May 23, 2015, 04:04:31 PM
by SomaliDoc