Author Topic: Su'aal: MAXAAAN SAMEEYAA INTA AANAN ISARAG XAASKAGYA CUSUB?  (Read 13687 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Khadar Cali

  • Newbie
  • *
  • Posts: 2
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
Su'aal: MAXAAAN SAMEEYAA INTA AANAN ISARAG XAASKAGYA CUSUB?
« on: January 20, 2012, 10:30:03 PM »
Marka ugu horyasa aad iyo aad baan u salamayaa dhamaan Doctrada iyo aqoonyhanahada sida fiican ee waafigaa uga jawabaya su'alaha dadwaynahooda., ilahay ajar iyo xasanaad ha idinka siiyo, Anigu waxaan ahay arday barta business, waana markii iigu horyasay Websaidkan waxaan jira da ahaan 36 jir xaas malihi , waxaan mudo dheer 20 sandood dabeecad iyo balwad i ahayd Wax la dhaho SIGAYSI < ama manida /biyha . oo Gacantayda isaga keeno waxan jooyiyay hal bil kahor hada  markii aan isku arkay biyaha oo 1.5 minit haldaqiiqo iyo bar ay iga soo dadanso manidaydu arintaasina waxay jirtay mudo ilaa 4 sanadood  xitaa iskadaynkariwayay iyda oo aan biyobxayo 1.5 mints Haldaqiio iyo Badh  aan ku biyo baxayo, markaa hada waxaa cabsi iga haysaa hadii aan guurso anoo damacsan ilaa 4 = For months - kabacdi in aya iga xanaaqdo xaaskayga cusubi, Hababa MAXAAAN SAMEEYAA INTA  AANAN ISARAG XAASKAGYA CUSUB ILAYN WAAN IS OGAHAY IN ANAN QANCINKARIN OO AY IGU XANAQAYSO. MARKAAN SIDAN DHAAMIWAAYO AMA KA SOORAYN WAAYO, IFURBAA KU XIGTA ,,)  markii aan arkay Taloyin cafimaad ee ku jirta Webkan yaan ilahay u mahadnaqay , idinkana waan idiin duceeyay sababtoo ha cid aan usheegto xanuukan i haya  waan wayay oo xishoodbaa idilay hadaba waxaa igu dhacay ama aan isku arkay WAA SIDAAS AAN IDIIN SHEEGAY EE MAXAAN SAMEEYAA ??? ??? TALO IYO DAAWO DHAKHTAR MISE MID DHIREED,   INKASTOO DAWOOYINKU SAMAYN LEEYIHIIN  LAQABSI (ADABTY,) SIDAAN MAQLAY OO HADHOW DAWO LAAAN MA SHAQANKARTID  ANIGUNA WALIGAY MA CUNIN DAWO KACSI IYO MID UDHOWBA  ??? ??? MAHADSANIDIIN WAA JAWAABTAAN DOONAYAYA MUDO DHAN 20, SANADOOD, Ta labaadna waa 2-=Qanjidhsarceedka udhow xubinta taranka  Bidixna marmar wuu i xanuunaa waxaa laysiiyay Diclofanag iyo Amocxilin ,waankuyara reyay ,) ( iyo ilowshiiyo farbadan iyo Xifdin laaan xaga waxbarashdaa ??? , Thnks  ilahay haidin waafajiyo Khayr dhamaantiis  ??? ??? waxan aad u danayanayaa Jawaab iyo taloyin la isiiyo kurbadan ihaysana ILAAHAY Ha iga daweeyo , waxan aad u danayanayaa Jawaab iyo taloyin la isiiyo ???




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: MAXAAAN SAMEEYAA INTA AANAN ISARAG XAASKAGYA CUSUB?
« Reply #1 on: January 29, 2012, 02:37:24 PM »
Siigeysiga sida aan dhowr jeer horay uga hadalnay wuxuu leeyahay dhibaatooyin caafimaad badan sida: ilowshiyo farabadan, xifdin la'aan, xanuun qaska ah iyo biyo-bax dagdag ah oo intaba ay yihiin wax aad hadda ka cabanaysid.

Talo ahaan waxaan ku siin lahaa:
1- in aad joojisid siigaysiga hadda laga billaabo
2- haddii aad dareen kacsi isku aragtid, soonka badsho oo soon taasi ayaa daawo fiican ah.
3- midda kale haddii aad fiirsatid filmiaanta xunxun iska jooji maxaayeelay kacsi badnida iyo biyo-baxa dagdagga ah ayay keenaan.
4- haddii aad guursatid iyo haddii aadan guursaninba isbar in aad joojisid ka fikirka waxyaabaha kugu kicin karo ama wxyaabo aad horay u soo fiirsatay.
5- isbar in aad samaysid jimicsiga loo yaqaanno KEGEL EXCERSISE oo aan webka uga dhex sheekeynay oo ku barayo sida aad u kantarooli kartid murqahaaga qaska oo biyo-baxa dagdagga aad ku xallin kartid
6- ka fogow daawo qaadashada maxaa yeelay dhibaatada ay kuu keensanayaan ayaa ka badan faaidadooda.

Intaa waxaan ku soo gabagabaynayaa noloshii isfahan iyo jeceyl ku dhisan, la iskuma furo in xaaskaaga aad galmo ku qancin wayso.

Haddii aad qabtid su'aalo dheeraad ah waad na waydiin kartaa.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco: