Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal about serotonin?

(1/2) > >>

Darmaan123:
walal marka hore waan idin salaamaya gaara u salaamaya takhtarada sharafta leh, intaa ka bacdi walal waxaad ii sheegtaan oo ii sharaxdaan maadada la dhaho serotonin maxay qaabilsan tahay xagayse jidhka bini aadamka ka degantahay ama saldhig u ah?. maxaase kordhiya haday yaraato?. walal waan idinka war sugayaa my doctors-kaay. thanks

Fido:
Serotonine is a neurotransmitter just like dopamine and noradrenaline.its important in regulating our sleep,moods,pleasure seeking and pain treshold.if the concentration of serotonine is decreased in the brain,you are most likely to suffer from depression and insomnia.Serotonine is rich in banana and hope we Somalis still produce it.
Dr.Fidow

Darmaan123:
walal waxaan u baahanahay in afsomali la iigu faahfaahiyo suaashan waadna mahadsantahay

Fido:
serotonine wa mada kimiko ah oo ubadan ninaca maskahda melaha laga hokuma hurdada,cuntada,faraha,sexka iyo hasaska.Haddy serotonine u kuiarado maskahda,depression aya kugu dhicikara.Serotonine oo ah protein waha laga helo Moska.Su'aal,Adigu mahaad u weidisay serotonine?
dr.fido

Jamilo:
serotonine waa fariin qaade, sida dopamine ama norepinephrine, waxuu muhiim u yahey oo uu qabtaa in uu xukumo hurdada farxada iyo raaxada jirka uu dareemo , hadii uu kugu yaraado dhacankan waaxa imaan kara hurdo yari muraal xumo, serotonine waxaa laga helaa cuntooyinka qaar sida mooska, mooska oo eey somalia hodan ku tahey.

Navigation

[0] Message Index

[#] Next page

Go to full version