Author Topic: Su'aal: Orgasm?  (Read 6568 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Zohrah_3

  • Newbie
  • *
  • Posts: 21
  • Points: +0/-0
  • Gender: Female
Su'aal: Orgasm?
« on: April 05, 2012, 12:54:06 PM »
Asalaamu calaykum,

sual ayaan qabaa, waxaan la joogay dad sualo sheeq waydiinaaye, taas oo ku saabsaneed orgasm, waa ruux dumar ah oo ka astakoonaysay, in ninkeeda 5 minutes howshiisa ku dhameeyo, iyadaneh markaas aysan ku faraxsaneen, unfortunelty, sheeqa ka jawaabaaye sualsha, waa qof diin yaqaano lakin uma malaynaayo inuu yaqaano waxaayabaha ograsm ku saabsanaa. aniganeh kama hadli karin, keliya daqtar u tag ayaan ku dhahay, madaama somalida, haydayba eheen generationka english wax ku aqrin karo waxayabaan fahmi karin, madaama aan isleeyahay ma jiraan bookaaga af somali ku qoran oo waxaan ka hadlaayo.

So dear people sualshayda waxay tahay:

1) Orgsam maxaa lagu dhahaa af somali?
2) waan oganahay women reach orgasm later as men( sheekha wuxu ku macneeyay inay dumarka ka "Power badantahay ninka" maxaa qofka ama sidee lagu fahansiin karaa.
3) Daqtar somali ama aqoonyahan somali oo sualshaan la kulmay ma jiraa
4) Book ma jiraa oo looga hadlay topic ka.

Ur input will be really appreciated guys. Thnx alot

Zohrah Pharmacist




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Orgasm?
« Reply #1 on: April 06, 2012, 01:06:00 AM »
Orgasm waxaa afka soomaaliga lagu yiraahdaa "Biyo-bax", haweenka iyo raggu labadba way biyo baxaan, cilladu badanaa waxay soo waajahdaa ragga maadaama iyagu hal mar ay biyo baxaan laakiin haweentu ay dhowr jeer biyo bixi karto halkii mar.

Haddii raggu ay biyo-baxoodu dhakhs ku yimaado waa cillad caafimaad oo loo yaqaano "Premature ejaculation" afsoomaalina waxaa lagu yiraahdaa "Biyo-bax dagdag ah".

Qoraal ka hadlayo cilladaan ragga badanaa soo waajahdo halkaan ka akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2121.0.html
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   

Offline Zohrah_3

  • Newbie
  • *
  • Posts: 21
  • Points: +0/-0
  • Gender: Female
Re: Su'aal: Orgasm?
« Reply #2 on: April 08, 2012, 07:19:08 PM »
Somali Doc,

aad ayaad ugu mahadsantahay, webkaneh waan aqriina inshallah. Maalintii naftirkeeda laba maqaal ayaan arkay oo ka hadlaayo mushkiladaan, inkasto oo sudanese women ama dumarka sudanta ah uu ka hadlaaye, waxayna ka sheegeen ayaagoo markaas cadayn inay tahay mushkilada ay guudniinka keenay, lakin wax cadayn maysan keenin.

Markale aad u mahadsatahay.