Author Topic: Su'aal: sidee loo daawayn karaa canbaarta dhabarka?  (Read 5133 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline DRSALAH

  • Newbie
  • *
  • Posts: 2
  • Points: +0/-0
Su'aal: sidee loo daawayn karaa canbaarta dhabarka?
« on: February 09, 2016, 06:53:01 PM »
?????? ????? ????? ???? ???????
Waxa dhabarka igaga yaalay mudo 6sano ah canbaar sidaa loo daawayn karaa maxa lagu yidhaahdaa English si aan u baadho




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: sidee loo daawayn karaa canbaarta dhabarka?
« Reply #1 on: February 14, 2016, 03:40:42 PM »
Cambaarta waxaa lagu dhahaa af-ka ingiriiska "Ring worm" ama "Tinea" waxaana keeno jeermiska fangaska.
Waxayna ka soo baxdaa meelo kala duwan ee jirka ah, korka, tinta, cidiyaha iyo meelo kalaba.
Fadlana hubi xanuunka aad tilmaantay inuu canbaar yahay, waxyaabo badan ayay isku ekaan karaan, fadlan la xiriir dhkhtar cudurrada maqaarka ah.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco: