Author Topic: Su'aal: Baabasiir?  (Read 17367 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline BUREEQO

  • Newbie
  • *
  • Posts: 2
  • Points: +0/-0
  • Gender: Female
Su'aal: Baabasiir?
« on: March 14, 2012, 12:48:42 PM »
asc waan idinsalaamin dhamaan bahweynta shabaka sida wanaagsan oo ad suaaalah nooga jawaaabaysan wallaal waxan idin weydiin lahaa haday gabadhu baabasiir qabto ma dhali kadhaa ama uur ma yeelankadhaa
markale mahadsanidin




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Baabasiir?
« Reply #1 on: April 06, 2012, 05:56:09 PM »
Baabasiirka maahan cudur la xiriiro dhalmada iyo dhalmo la'aanta haweenka, waa cudur ku dhaca xidida dhiigga qaado ee ku yaallo futada gudaheeda, haddii qofka uu cadaadis sameeyo ama saxaro adeyg in muddo ay heysay amaa xidiadaasi bararaan kadibna banaanka ayay u soo baxaan waxaana lagu daaweeyaa qalliin lagu goynayo xididaddaas.

Halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan cudurka baabasiirka: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,891.0.html
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Baabasiir ayan qabaa mudo labo sanno ah?

Started by ShaaficifalcoaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 17807
Last post September 09, 2015, 01:33:09 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxaan daris la ahey baabasiir in mudo ah?

Started by CabdaleBoard Qaybta Wacyi Galinta

Replies: 0
Views: 15537
Last post April 02, 2016, 12:00:48 AM
by Cabdale
Su'aal: Sidee looga hortagaa baabasiir?

Started by BasaamBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 17792
Last post March 10, 2012, 11:40:50 AM
by SomaliDoc
Baabasiir (Haemorrhoids)

Started by SomaliDocBoard Cudurrada Qaliinka

Replies: 19
Views: 563256
Last post September 08, 2016, 04:47:57 PM
by Axmed love