Author Topic: Su'aal: Ilkaha ayaa sida budada ii daata?  (Read 4127 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Aar

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
Su'aal: Ilkaha ayaa sida budada ii daata?
« on: March 26, 2012, 05:31:44 PM »
asc
waxaan slamay dhamaan dhakhaatirta sharfta leh ee ufudaydisay webkan si aan uga faaidaysano waxaan anigu leeyahay thanks for all medical doctors and users, intaas kadib waxaan hayaa sulaalo ku saabsan sidan taan

* waxaan rabaa in laiifahfahiyo waxaan leehayay ilkah ayaa sida budada idaata waxaan isku arkay  

thank you




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Ilkaha ayaa sida budada ii daata?
« Reply #1 on: April 06, 2012, 05:33:25 PM »
In ilkaha kaa daataan waxaa keeni karo labbo mid, in ilkahaaga ay daciif yihiin oo ku yaryahay kaalsiyamka oo si sahlan u burburayaan iyo in caabuq haleelay ama suus ku dhashay oo ilkaha baabi'iyay ee fadlan la xiriir takhtar ilkaha ku taqasusay.

Haddii kaalsiyamka kugu yaryahay waxaa lagu siinayaa kaniiniyaal sare u qaado, haddii caabuq ilkaha kaa heystane wuu kaa daaweyn doonaa insha'llah.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco: