Author Topic: Su'aal: Saxaradayda oo adag iyo nabar ka soo baxay futada?  (Read 4609 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Cabdinaasir02

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
Su'aal: Saxaradayda oo adag iyo nabar ka soo baxay futada?
« on: March 29, 2012, 06:58:32 PM »
Asc,Salaam kadib Waad mahad santihiin Dhamaan Dhaqaatiirta iyo Howl wadeenada Wapsiteka
marka xigtane waxaa rabay inleyga shaafiyo..
 
Waxaan isku arkay Mudo bil kudhawaad ah in'ey saxaradeyda Adagtahay,iyo waxa kalo oo jiro in wareega Futada  uu  kasoo Baxay Nabar yar.

waa iska fcnaday kadib anigoo aan wali tagin Hospital,
Lkn hada waxaa isku arkay Mudo laga joogo 2 maalin In'ey saxaradeyda lasocdo  Dhiig (fresh ah) iyo waliba Saxarada Adagtahy iyo Nabarki oo soolabtay.
marka aan saxaroonaayo waa kudhib qabaa nabarka,xanuun ayaa kadareemaa,iyo Cuncun aan sidaas ubadneen,

                                                           Waad Mahad santhn




Offline Dr.Adnan

  • Hero Member
  • *****
  • Posts: 280
  • Points: +15/-0
  • Gender: Male
  • “The first wealth is health.”
Re: Su'aal: Saxaradayda oo adag iyo nabar ka soo baxay futada?
« Reply #1 on: April 04, 2012, 01:21:20 AM »
Astaamaha aad bixisay iyo cabashadaadu waxaan aad ugu tuhmayaa inay tahay babaasiir (Hemorrhoids)
Faahfaahin dheeraad ah oo ku saabsan ka fiiri Boggan ... http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,891.0.html

Way noqon kartaa Xanuuno kale, Laakiin mar walba isku day inaad la xidhiidho Dhaqtar,,,
**Ruuxaan Dantiisiyo aqoon, waxa daryeelaaya**
**Inuu Deeqda Eebahay ka qaday, dib u xusuusnaada**
Hadraawi...


 

Su'aal: nabro ka soo baxay qooraha kadibna canbaar isku badalay?

Started by WalaalkaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 7715
Last post August 26, 2011, 08:59:14 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Sidee loo daweyn karaa Nabro Madaxa ka soo baxay oo is badbadalaya?

Started by CilmiSabcaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 4
Views: 18448
Last post February 20, 2013, 01:17:28 AM
by CilmiSabca
Su'aal: Waxaa wajiga iiga soo baxay baro yaryar oo badan?

Started by ZazkyBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 8946
Last post April 23, 2013, 01:45:58 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxanan isku arkay nabro igasoo baxay hoosta?

Started by Laki HajiBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 7584
Last post February 26, 2016, 09:04:59 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Gacanta bidix kilkisheeda waxaa iiga soo baxay labo fin?

Started by Baasaale1515Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 4383
Last post March 02, 2016, 01:59:43 PM
by SomaliDoc