Author Topic: Vote for ur Prophet PBH " U Codee Nabigaaga (SCW)"  (Read 4048 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Toldo

  • Full Member
  • ***
  • Posts: 92
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
Vote for ur Prophet PBH " U Codee Nabigaaga (SCW)"
« on: March 05, 2008, 07:16:26 AM »
Walaal Marka hore Assalamu Allaikum Wr Wb.. Marka xigta waxa laga yaaba inaad la Yaabantahay " U Codee Nabigaaga(csw)" Maxay ka dhigantahay? Macneheeduse waa Maxay ?
 
Walaal Jira Jaraa'id kasoo baxa Spain oo Doonaya inuu Liis ama Tirakoob Cod bixineed ku sameeyo Shakhsiyaadkii ama Dad yawgii ugu Raad ka iyo  Saamaynta weyna ee Dunida Soo maray...Dad yawgaa hadaba Nabigeenii Suubanaa Naxariis iyo Nabbad Galyo korkiisa ha ahaatee ayay ku Dareen..Markaa waxay Dooranayaan Qofka ugu Codka bata Kadibna waxay Rabaan inay u Sameeyaan Barnaamij u Gaar ah oo isaga Lagu Daraasaynayo oo lagu Baranayo... Markaa Inagoo Og In Nabigeenii Suubanaa Naxariis iyo Nabad Galyo korkiisa ha ahaate uu ka Fadli badan yahay Cid walba...Hadana Aynu ka Faa'iidaysano Fursadan oo Aynu uga faa'iidaysano inuu Noqdo Nabigeenu(scw) mid ay bartaan Reer Spain iyo Reer Yurub Iyo Intii aan aqoon oo dhan si aan Fadeexado dambe iyo Aflagaado looga soo qorin.
 
Hadaba waakan Link ga ONLINE VOTE ka ah ee Jariidadu leedahay Magaca ay Nabigeena Siiyeena waa MAHOMA ,

Magacas dooro kadib na VOTAR dheh

http://www.elmundo.es/elmundo/debate/2007/01/689/prevotaciones689.html

fadlan linkiga copy dheh then tool ka websiteka lagu qoray paste ku dheh

Thats it. Haadaa Wa salaam....
Walaal Ilaahay Ajar iyo Xasanaad na ha kaa Siiyo Qadarkaa Daqiiqado ah ee aad Akhriyaysay eed u gargaartay Diintiisa iyo Nabigiisa(csw)...Ee Walaalahaaga kale ee Muslim ka ahna u wada Dir waxba Noqon Mayside...
اختر الرسول (محمد صلى الله عليه وآله وسلم)
ادخل بسرعة
جريدة اسبانية تجري استفتاء حول أفضل الشخصيات ومن بينهم سيدنا محمد ( صلى الله عليه وآله وسلم)
حالياً تجري جريدة اسبانية استفتاء حول من هي الشخصية الكبيرة التي لها تأثير على البشرية ومن تلك الشخصيات الحبيب المصطفى صلى الله عليه واله وسلم وباقي الأنبياء كسيدنا عيسى وعدة شخصيات أخرى.
والشخصية الأعلى تصويتا سوف ينجز عنها برنامج خاص للتعريف بها وهذه هي الفرصة السانحة
كي يتعرف الأسبانيون والأوروبيون بالحبيب المصطفى
إخواني لا تبخلوا عن رسولكم وصوتوا له.
أنا اعرف أن المصطفى صلى الله عليه وآله وسلم أنبل وارفع عن هذه الاستفتاءات ولكن هذا الاستفتاء ورائه شيء آخر هو انجاز برنامج خاص عن الشخصية الفائزة
وهذا ما نريده من اجل التعريف برسول الله صلى الله عليه وآله وسلم
هذا هو الموقع واسم محمد(صلى الله عليه وآله سلم)
بالاسبانية هو :
Mahoma
ادخل على الموقع من خلال هذا الرابط
http://www.elmundo.es/elmundo/debate/.....html
واختر
Mahoma
ثم إضغط على
Votar
في الأسفل
نصف دقيقة لا أكثر ..
أرجوكم أرسلوها لكل من تعرفوه ومن لا تعرفوه
وجزاكم الله خيرا ووفقنا لصالح الأعمال




Offline Yaxya

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 575
  • Points: +112/-0
  • Gender: Male
Re: Vote for ur Prophet PBH " U Codee Nabigaaga (SCW)"
« Reply #1 on: March 06, 2008, 01:22:20 PM »
thanks a lot Mr toldo it is very nice post and we have to support our prophet by any way........and i have suggestion to the adminstration to make a special board for this issue...
الأسوار التي تحيط بنا عالية، وعلى من لا يستطيع أن يهدمها أو يقذفها أو يتسلق عليها... عليه أن لا يزين للباقين الجلوس خلفها.


 

الحب الرومانسي انتهى " الحب هو عبارة عن برو

Started by YaxyaBoard Feel Free Here

Replies: 9
Views: 20058
Last post September 16, 2009, 10:54:46 AM
by Mandeq
Word of Wisdom from Prophet Mohammad (PBUH)

Started by MuslimDocBoard Feel Free Here

Replies: 2
Views: 5141
Last post March 15, 2008, 03:03:47 PM
by MuslimDoc
"إنجاز علمي" في مجال معالجة الملاريا

Started by MunimBoard Health News and Events

Replies: 2
Views: 5603
Last post July 15, 2008, 06:11:50 PM
by Munim
الناجون من السرطان "محرومون من العناية"

Started by MunimBoard Health News and Events

Replies: 0
Views: 5210
Last post May 29, 2008, 03:44:53 PM
by Munim
مــن أعــــماق ..أنـــسان .."مصـــفوع"

Started by Muna1Board Feel Free Here

Replies: 1
Views: 5574
Last post May 24, 2008, 05:44:17 AM
by Yaxya