Administration Panel > SD Support and Suggestions

Sidee u isticmaalaa webka?

(1/1)

Maariyo112:
Walaale webksa waan fahami waaye waxxaan rabaa in aan fahamo qaabkii aan u soo gali lahaay oo ii sahlan marka fadlen hadaad si fudud iigu sheegi kartiin ii sheek jktml

CilmiSabca:
Ugu horeyn ku soo dhawoow webka somalidoc.
Riix 1
si aad webka si fiican ugu wada fahamtid
Riix 2
si aad isku diiwaan galisid uguna soo biirtid xubnaha webka
Riix 3
si aad u aqrisatid qoraalo af Soomaali ah
Riix 4
si aad u aqrisatid qoraalo af Ingiriis ah
Riix 5
Si aad u aqrisatid qoraalo iskugu jira; su'aalaha xubnaha iyo jawaabaha laga bixiyey, dalabkaagana aad ugu qoratid
Riix 6
si aad barnaamijyo kale u ogaatid
Riix 7
si aad keydadka webka uga bogatid
Riix 8
si aad u ogaatid macluumaadyo, doodo cilmiyey IWM
Riix 9
si aad u ogaatid xeerarka webka
Riix 0
si aad kor iyo bilowga ugu noqotid
Riix 0-
si aad uga laabatid webka.
FG:
lambaradaan waxay ku tusayaan oo kaliya kala horeynta muuqaalka webka inkastoo aysan ku qorneyn laakiin waxay ila tahay in ay qeyb kasta lambarkaas ku taxan tahay. Tusaale qeybaha su'aalaha Iwm waxaad u dhaadhici kartaa hoos ilaa 5 qeybood ka dibna waxaad arkeysaa su'aalihii iyo qodobbada la xidhiidha. Waxaad kale oo fahamka webka kuu sahlaya adiga oo marar badan soo booqda oo si degan u aqrista qoraalada bilow ilaa dhamaadka bog kasta oo aad gashid.
Thanks 4 liking it.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version