Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Wax buuran oo hilib camal ah ayaa ka soo baxo hoosteyda?
(1/1)
Sammi:
Asc walaal waxan rabaa in aan ku waydiyo da,dayda waa 26 waxa ahay xaas ilmo ma dhalin waxan isku arkay marka aan odagayga la kulmaayo xiliga dhiiga iso dhawyahay iyo xiliga aan ka dhaqdo in wax buuran oo hilib cml ah ka so baxaan duleelka waana dareemaya marka aan taabto wax so buuran oo jilicsan waana fahmi wayay waxa ay yahiin waa wax igu cusub dhoor mar ayaan isku arkay thnkx doctrs
SomaliDoc:
La xiriir takhtar dumar, waxa soo buuran waxay noqon karaa Fiix, Buro ama minka oo soo raacraacsaday.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version