Author Topic: Su'aal: Xanuun killida midig?  (Read 4738 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Najibyare

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
Su'aal: Xanuun killida midig?
« on: April 09, 2012, 02:05:44 PM »
asc ani waxan ahay qof da disa tahay 21 yrs waxaan ayaamaha dareemayay right  kidney pain badanaa waxaan dareemaa marka aan biyo badan aan isticmaalin waxan utagay lawa dhaqtar mid waxan utagay sanad ka hor wuxuu igu dhahay kidney infection ayaa qabtaa wuxu iiqoray dawooyin in muda wan kuficnaaday mid kalena 3bil kahor ayan utagay  wuu iga baaray wuxuu igu dhahay wax maqabtit lkn hada waxaan dareemayaa inay xanuuneysay ay kadarantahay sida hore oo ay ii xanuuneysay waxaan ubaahnaa talo dhaqtar aad baa umahadsantihiin




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Xanuun killida midig?
« Reply #1 on: May 19, 2012, 12:45:42 PM »
Wax kumbuyuutar horay malaaga saaray killida? waxaa lga yaabaa in qururux aad u yar in uu kugu jiro.
Infakshanka killiga lagaaga sheegay noocee ayuu ahaa ma mid ka mid ah xanuunada raago oo soo laalaabto mise?
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Xiniiyo Xanuun iyo Xiniiyo Dheeraansho?

Started by Ahmed Ali MohamoudBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 33353
Last post August 10, 2015, 11:08:40 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Wadna xanuun iyo wadna garaac jogto ah?

Started by Fitah KhanBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 4
Views: 32396
Last post September 16, 2016, 09:11:55 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Madax xanuun badan, xanaaq badan hadaan hurdo maskaxda wey shaqeeynee?

Started by AweisBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 41731
Last post March 09, 2011, 10:28:48 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Xanuun lugta xaga hoose ee u dhaxaysa labada kuraamood kuna qotonta cidhibta?

Started by GaadhhayeBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 29498
Last post December 23, 2010, 07:28:23 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Cuncunka inta u dhaxaysa labada biri ee dilac yar oo xanuun badan wata?

Started by AyanitaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 48193
Last post November 17, 2009, 07:36:08 PM
by SomaliDoc