Author Topic: Su'aal: Maxaa keena Xanuun cuncun leh xagga hoose ee haweenka?  (Read 6226 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline CilmiSabca

  • Hero Member
  • *****
  • Posts: 344
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
  • Kas & Kamma' Kibir Looma Kaco.
Asc dhamaantiin..... Sln ka dib. Doctor, Caabuqa afka hore ee vagine-ka gaar ahaan galmada gudaheeda ama inta ay socoto ay haweenku  u dareemaan sida in nabar liin dhanaan lagu shubay oo kale, maxaa keena, muxuuse yahay? Tnx all.


Talo SAARO Allaah


Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Maxaa keena Xanuun cuncun leh xagga hoose ee haweenka?
« Reply #1 on: May 20, 2012, 01:27:07 PM »
Caabuqaas wuxuu noqon karaa mid feyras, fangas ama bakteeriyo labadaba gudaha cawrada waxay u sameeyaan nabro xanfaf wato, laakiin waxaa lagu kala soocaa, qoyaanka ay sameeyaan, hadduu qoyaanka uu yahay mid cad ama labeen oo kale ah waa fangas (cabeeb), haddii qoyaanka uu yahay mid jaallo ah oo ur wato waa bakteeriyo, hadduu qoyaanka uu caadi yahay oo uusan kala lahayn nabrane wato waxay u badan tahay (fayras) laakiin waa in qofka takhtar u tagaa oo la wiisiteeyo, baaritaano lagukala hubinayane loo diro.

Xanuunada qaar ee ka mid yihiin kuwa galmada lagu gudbiyo iyagane calaamdaaan way leeyihiin, marka labadaba qofba waa in la daaweeyaa.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   

Offline CilmiSabca

  • Hero Member
  • *****
  • Posts: 344
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
  • Kas & Kamma' Kibir Looma Kaco.
Re: Su'aal: Maxaa keena Xanuun cuncun leh xagga hoose ee haweenka?
« Reply #2 on: May 20, 2012, 06:46:52 PM »
Aad iyo aad ayaad u mahadsan tahay Somalidoc. Jawaabtaadu way anfacday qofkii rabtay calaamaha aad sheegtay ayay iska garatay. Waad mahadsan tahay mar kale Somalidoc.
Talo SAARO Allaah


 

Su'aal: Diktoore, maxaa laga wadaa Reactive, Weak-reactive iyo Non-reactive?

Started by XidigBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 55897
Last post July 02, 2017, 11:30:43 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Xiniiyo Xanuun iyo Xiniiyo Dheeraansho?

Started by Ahmed Ali MohamoudBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 33223
Last post August 10, 2015, 11:08:40 AM
by SomaliDoc
Caga-hurka ama Caga-ololka Maxaa Keeno?

Started by SomaliDocBoard Cudurrada Guud

Replies: 4
Views: 162205
Last post August 23, 2015, 02:14:13 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Maxaa lagu daaweeyaa Agoolka "Dandruff"?

Started by CmqalinleBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 106902
Last post January 06, 2015, 08:30:19 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Maxaa keni kara calol xanuunka iyo naaso xanuunka

Started by GacalsameBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 57912
Last post December 05, 2015, 01:19:38 PM
by SomaliDoc