Author Topic: Su'aal: Waa Maxay Dhibaata Ay Keeni Karto Iska Joojinta Cunta Ay Sonkorto Ku Jir  (Read 12109 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Abdirizak

  • Jr. Member
  • **
  • Posts: 29
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
Asc, Dr:
          Salaan kadib hadii qofka bani'aadanka ahi uu isku dayo inuusan cunin Cabin wax sonkor ku jirto ama asal ahaan ka soo jeeda, sida
Baastada, Qaraha, TImirta, Malabka,Baradhada, Cabitaananda qaarkood iyo waliba Shaaha iwm.

 Maxay tahay hadaba faa''iidad ku jirta hadii uu qof uusan isticmaalin Maado sonkor ka soo jeeda asalkeedo,
 Dhibaato se maku keeni kartaa arintaas awgeed.
     




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Jirka wuxuu u baahanyahay cunno oo energy uu ka helo, sonkortane waa noocyo badan tahay sida ay cuntada ugu jirtane way kala duwan tahay waxay noqon kartaa qaab: Succrose, Fractose, Glucose, Glactose .. etc

Haddii jirka uu ka helayo cunnooyinka kale carbohydrate ku filan oo qaab sonkorta cad ee cuntada lagu darsado ahayn wax dhib  jirka uma keeneyso in sonkorta la iska joojiyo.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Waa maxay "Garguurato" ama "Uuryaal"?

Started by KamalBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 66501
Last post May 22, 2009, 01:41:01 PM
by SomaliDoc
Waa maxay "Angina"?

Started by SomaliDocBoard Cudurrada Guud

Replies: 0
Views: 69526
Last post February 05, 2008, 07:56:57 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Waa maxay "Burseelku"?

Started by Ahmed_IndhayareBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 2
Views: 62441
Last post September 01, 2009, 02:23:15 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waa maxay "gynecomastia"?

Started by AnassmBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 46725
Last post May 06, 2018, 01:17:25 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waa maxay "Priapism"?

Started by Ahmed_CarabBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 44976
Last post January 22, 2019, 08:47:10 PM
by SomaliDoc