Author Topic: Warbixin Dheer oo muujinaysa xaaladda nafaqada ee magaalada Moqdishu (FSNAU)  (Read 6864 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Drkheyre

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 126
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
Warbixin Dheer oo muujinaysa xaaladda nafaqada ee magaalada Moqdishu (

Xigasho: http://www.somaale.com/warbixin-dheer-oo-muujinaysa-xaaladda-nafaqada-ee-magaalada-moqdishu/


FSNAU waxa ay mar dhow sii daysay war bixintii rubuclaha aheyd ee muddada 1da Marso ilaa 11ka Maajo ee 2012. Qoraalkani waxa uu muujinayaa xaaladda nafaqada ee magaalada Moqdishu oo lagu saleeyay sahanadii nafaqada ee la qabtey dabayaaqadii April waxa kale oo ay warbixintani bixinaysaa saadaasha dhamaanba qaybaha Somalia ee Maaji ilaa June 2012, oo kooban,

Xaalada nafaqada ee Mogadishu way soo hagaagtay oo ay noaqotay mid Ba’an Critical oo ah ah nafaqada darida mududa dhow oo ah heer 16.1%, (GAM, WHZ

· Dadka Muqdisho degan, xaalada nafaqada way soo hagaagtay oo waxa ay noqotey mid Xun Serious oo ah 10.3%, oo nafaqa darida mududa dhow ah GAM, halka Nafaqa darida liidata ee mududa dhow ay ahayd 1.7%, Heerka dhimashada guudna 1.22. sidoo kale xaaladan waxa ay muujineysaa ka soo kabasho wanaagsan ilaa Disember2011 markaas oo heerka Nafaqa darida mududa dhow GAM ay aheyd 21.1% halka Nafaqa darida liidata ee mudada dhow (SAM) ay aheyd 5.5%, heerka dhimashada guudna 1.22/10,000/day tani waxa ay wax yar ka hoosaysaa 13.3 oo ahayd xiligii Disember 2011,
· Xilliga Deyrta ee Oct-Dec 2012 soo hagaagista xaalada sugnaanshaha cuntada ayaa waxa ay u badan tahay in ay gacan wayn ka gaysato galaalgalka cunto iyo nafaqo ee qoyska ilaa bisha June2012, waana ayada oon lugu xisaabtamin roobabka Gu’ga ee (April ilaa June) 2012 balse dhinaca kale xaalada caafimaadka waxa ay muujineysaa in sii ximaaneyso , waana sidii caadada u ahyd Baxaa deg Taariikheedka xilliyada , waana qodob qatar ah soo taagan ooku wajanahn xaalada nafaqada.

Marka loo eego warbixinta caafimaadka ee xaaladaha Ded deg ah ee (April 1-14), 2012 xaaladaha tuhunka Daacuun way soo kordhayeen Koonfurta iyo Bartahaa Somaliya laga soo bilaabo dabayaaqadii March, ayadoo ay ugu sii darneyd Shabeelada Dhexe, waxaa sidaa oo kale jirey xalladdo soo kordhayey oo ah Tuhun Duumo (malaria) oo ka jirey gobollada Jubada Hoose iyo Jubada Dhexe, iyo waliba tuhun jadeeco oo ka jirey dhamaanba Somaliya. Sidaa darteed galaangalka daryeelka caafimaadka waxuu ahaa qodob qatar ay ka jirto xillagii May-June 2012. Ol-olaha talaalka ee maalintii talaalka caruurta ee CHD ayaa laga fuliyey April 2012 ee gobolka Gedo iyo sidoo kale gobolka Banaadir.

Warbixinta Saadaasha ee nafaqada May-June 2012 ayaa la sii saadaaliyey intii lagu jirey xaaladii January 2012, Baaxaa deg taariikheedka nafaqada ee xilliga Gu’ga (April-June) iyo xaalada nafaqada sugnaanshaha cuntada ee hada jirta, Dhinaca waqooyi. Saadaashu waxa ay muujinaysaa heer nagaansho ah ee Xun (Serious) marka laga reebo Dooxada Nugaaleed iyo Golosta Bari ee Waqooyi Galbeed kuwaas oo ay u badan tahay in ku sii jiraan xaalad Ba’an Critical, Gobolada dhexena roobabka oo yar iyo heerkarka cuddurada oo sii kordhaya ayaa waxa ay u badan atahay in ay uga sii daraan xaalada nafaqada oo ah xaalad Xun- Ba’an ( Serious –Critical ) ayaa la saadaaliyey xiligii January2012. Koonfurta . Xaalada wax ay u badan atahay in ku sii nagaato mis Aad u Ba’an (Very Critical) marka laga reebo Gobolka Shabeelada Hoose iyo qaybo ka tiirsan Shabeelada Dhexe kuwaas oo si wayn ugu tiirsan gargaarka Bani-aadanimo, taageerada Bulshada, fursadaha shaqo ee xoogsiga ah.






 

Su'aal: Warbixin naga sii "Timo beerista"?

Started by Ahmed_CarabBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 4405
Last post March 24, 2019, 10:03:43 PM
by SomaliDoc
Daawada Artesunate oo Bedesha Quinine Ayaa Sanad Kasta Badbaadin.. (WARBIXIN)

Started by DrkheyreBoard Health News and Events

Replies: 0
Views: 34297
Last post April 21, 2011, 08:48:49 AM
by Drkheyre
Su'aal: Maxaa keena feera xanuunka muda dheer kuhaya?

Started by CabdiwaliBoard New Members

Replies: 0
Views: 11110
Last post December 25, 2009, 08:03:52 PM
by Cabdiwali
Sual:Quurada dheer maxa keeno?

Started by AbuJaasumBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 8023
Last post June 04, 2012, 09:07:03 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Dhiig badan iga asocdo mudo dheer?

Started by RaaliyoBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 5210
Last post January 02, 2013, 10:46:03 PM
by SomaliDoc