Author Topic: Su'aal: Gastric ulcer?  (Read 9126 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Cabdulahi

  • Newbie
  • *
  • Posts: 22
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
Su'aal: Gastric ulcer?
« on: June 23, 2012, 10:05:50 PM »
asc walalayaal somali drs waan idin salaamay ilahay ajar iyo xasanaad ha idinka siiyo howsha aadka u baaxada weyn eed umada somaliyeed u haysaan intas kadib walal waxan qabaa su'aal ah sidee oogu haboon oo looga soo bogsan karaa gastric ulcer  waxaan qabaa gastric ulcers baadhitaan la igu sameeyey  waxaa laiga helay nabarada caloosha oo dhowr ah hada magacooda maahaayo  waxaala la isoo qoray daawooyin  laba ah pantoprazole 40mg iyo biperidys labadaas  daawo ilaa bil iyo bar  ayuu idhahay cun drka  marka sidee looga soo kaban karaa walalayaal
maxaase kale oo  igulatalin haysaan dhinaca cunooyinka   toonta ,sanjibiilka  iyagu dhibaato ma igu yihin istic maalkooda mise waa ufiican yihin mahadsanidin walalayaal  wabilaahi towfiiiq asc




Offline Cabdulahi

  • Newbie
  • *
  • Posts: 22
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
Re: Su'aal: Gastric ulcer?
« Reply #1 on: September 25, 2012, 01:36:39 PM »
ASC drs walalayaal waan idinsalamaay salaan kadib walayaal wali jawab idinkamahaayo   su'aasheydii aheed toonta gastric ulcer  madaaweysaa mise way dhibtaaa ? asc

Offline Ahmed_07

  • Full Member
  • ***
  • Posts: 53
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
  • dr.ahmed
    • member
Re: Su'aal: Gastric ulcer?
« Reply #2 on: September 26, 2012, 12:48:37 PM »
Wsalam wr wbb..

Brother, Waxan U maleynaya Dhakhatiirta Iney Ku mashqolsan yihiin howshooda,Marka Horta ANiga Doctor Ma Ahi..Wali Wan Barta Jamacada,
Haddi Kaga jawabo su'ashada Ah Toonta iyo sanjabiisha In ay dhibaato Ku Yihiin Qofka Qaba Ulcer-ka.?
Waxaan casharo ku qatay ama aan melo badan ka aqrisay In eysan Toomta iyo Sanjabiishaba wax xumanto ah ukeni karin Cudur kasta wana daawo rabaani ah..oo u fiican cudur kasta ,Hadii aan dhanka ulcer-ka eegno:Toomta,Yanyada,shaaha intaba waxay ey hoos udhigaan Koritaanka H. pylori.(wa bakteriya sababta Ulcerka)..madama ey hoos udhinto iney korto bakteriyadas wey kuu fiicantahay wallal inaan cunada ku darsato toomt!!

Lifestyle

Doctors used to recommend eating bland foods with milk and only small amounts of food with each meal. Now we know that such a diet isn' t needed to treat ulcers. Dietary and other lifestyle measures that should help include:

Eat a diet rich in fiber, especially from fruits and vegetables. This may reduce your risk of developing an ulcer in the first place and speed your recovery if you already have one.
Foods containing flavonoids, like apples, celery, cranberries (including cranberry juice), onions, garlic, and tea may inhibit the growth of H. pylori.
Some people may find that spicy foods make existing symptoms worse.
Quit smoking.
Cut down on coffee, including decaffeinated coffee, as well as carbonated beverages. All can increase stomach acid.
Reduce stress with regular use of relaxation techniques, such as yoga, These practice may also help lessen pain and reduce your need for NSAIDs. .

One Love Somalia

Offline Cabdulahi

  • Newbie
  • *
  • Posts: 22
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
Re: Su'aal: Gastric ulcer?
« Reply #3 on: September 26, 2012, 04:57:17 PM »
ASC  walaal  dr axmed aad baad u mahadsan tahay  ilaahay cilmiga hakuu furo  gacantaada alle haguu barakeeyo walal drs waa dadaalaan in badan ayay dadka  caawiyeen waa sidad sheektey waa mashquulsan yihin walal   waa sidaa sheegtey waan is ticmalaa insha alah  daawa u drka iiqoray waxba way tari waysay   waanba iska dhaafay  marka insha alah  wax yabahay ayan kula tacalaa hadii alle idmo aad ayaad umahadsan tahay walal axmed asc

Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Gastric ulcer?
« Reply #4 on: November 10, 2012, 12:13:33 PM »
Qaado talooyinkaan si aad gaas calooleedka uga fogaato:
1- ha ku cashaynin cunno suugo leh, baasto ama bariis.
2- ha cunin cunnooyinka dhanaanka ah, dufanka badan iyo caibtaannada aashitada leh.
3- ha cabin kafeega iyo shaaha caleenta ku badan tahay.
4- ka fogow daawooyinka qaar sida asprin-ka iyo ibuprofen-ka kuwaas oo boog calooleedka gaaska keeno.
5- waqti dambe ha cashaynin hana ku jiifanin.
6- caloosha ha buuxsanin, gaajadane iska ilaali (cunno yar yar oo aan kala fogayn).
7- haddii aad balwad leedahay jooji sida cabidda sigaarka iyo qaadka oo labadoodaba gaaska ay u daran yihiin.
8- iska ilaali hilibka shiilan iyo baruurta.
9- iska ilaali miraha cayrinka ah, liin balbeelmada, qaraha, lowska, cinabka iyo oranjada.

waxaa laga yaabaa liiskaan kore in ay ku jiraan cunno aan ku dhibin waa suura gal oo dadka way ku kala duwan yihiin.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Gastric Cancer or stomach cancer?

Started by Mohamed AbdirizakBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 4831
Last post September 26, 2020, 01:28:19 AM
by Deqacadey
Gaas / Gaastiriko (Gastritis) - Stomach or Peptic Ulcer

Started by SomaliDocBoard Cudurrada Guud

Replies: 11
Views: 151488
Last post February 05, 2022, 04:57:44 PM
by Milica_soomali
Su'aal: Laab jeexa, Gaaska iyo Alsada (Ulcer)?

Started by Ibnu muhammadBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 3658
Last post August 31, 2015, 03:56:22 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Ulcer iyo dhabar xanuun iyo H Pylori?

Started by MahadcadeBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 3451
Last post December 15, 2018, 12:08:07 AM
by SomaliDoc
Peptic ulcer diseases!

Started by IsseGoleBoard Clinical Rotations

Replies: 1
Views: 26841
Last post July 08, 2010, 08:38:31 AM
by Abrillgreen