Author Topic: Su'aal: Dhaxan aan i dayneyn iyo qandho lafaha ah?  (Read 7182 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Hannah

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
  • Gender: Female
Su'aal: Dhaxan aan i dayneyn iyo qandho lafaha ah?
« on: June 25, 2012, 03:32:19 PM »
asc  dhaqaatiirta somaliyeed marki hore thanks  to allah  kadibna aad ayaad u mahadsantihiin aniga waxaan ka cabanayaa  waxyaaba badan dhaxan joogto ah qandho lafaha ah  waa maxay sababtaas  su aasheyda labaad shaaha cadeyska ah aan aad u cabaa  dhib miyuu ii keeni karaa   suaasheyda 3aad waa timaheyga waan galaamaa galaamitaankaas waa tidac 3qeyb aan ka dhigaa  timaha oo dhan mark tima go id meyey ii keeneeysaa ama dhib kale
 thanks very much.




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Dhaxan aan i dayneyn iyo qandho lafaha ah?
« Reply #1 on: November 10, 2012, 12:18:08 PM »
Qandho wadato dhaxan waxay calaamad u tahay dhowr cudur oo ay ka mid tahay cudurrada ku dhaca lafaha sida roomaatiisamka, waxay kaloo calaamad u noqon kartaa cudurro dhowr ah oo ka mid ah infakshanka.

Sidaa darteed waxaa habboon in aad la xiriirto dhakhtar si loo ogaado dhibaatada aad ka cabanayso.

Dhibaato uu caafimaad ahaan uu leeyahay shaaha cadaysa ah ma jirto, timo go'idda kuma xirno qaabka loo tidco ee waxay ku xirantahay xoogga loo tidco ama jiidista lagu sameeyo in ay ka guurto tinta meelaha ay ka jiidantahay.

Halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan tmo go'ista: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,687.0.html
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Maxaa keena lafaha garbaha inay laf fiiqan yeeshaan?

Started by Mo DigdigBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 7630
Last post September 16, 2015, 01:29:50 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Lafaha lugaha illaa jilibka ayaa i xanuunayo?

Started by Dagan FarhioBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 5832
Last post July 14, 2017, 07:57:36 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Xanuun lafaha gaar ahaan calaacusha iyo jilibka?

Started by Qoorgaab120Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 0
Views: 3235
Last post March 17, 2019, 04:21:40 AM
by Qoorgaab120
Su'aal: Maxaa keena Kansarka Lafaha?

Started by Cabdiqani_ysfBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 6614
Last post March 04, 2015, 04:32:43 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Xanuun Kala-goysyada Lafaha?

Started by AbuurayaanBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 20127
Last post April 02, 2015, 04:00:30 PM
by SomaliDoc