Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: waxaan caadadayda waayay 6 bilood?

(1/1)

Suhra123:
asalaamu calaykum waraxmatulaahi wabarakaatu

walaal waxaan cadadaydii waayey 6month waxaana qabaa thyroid low ka ah dhaqtarkana waa ibaareen waxna maqabtid ayeey lee yihiin hada ka hor waxaan isku xiray ayudhii  5 years maisaga iga qaaday dhiiga ma garanayo marka taas ayaanrabaa in aanogaado


mahadsanidin


asc

SomaliDoc:
Halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan wareerka caadada: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2145.0.html

Midda kale qalabka IUD ee ka hortagga uurka wuu keenaa khalala ku dhaca hormoonada kontoroola caadada taasne waa arrin dhacda khaas ahaan xilliga uu ku xiran yahay haweenka iyo markii laga furaba.

Sidaa darteed la xiriir takhtarkaaga.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version