Author Topic: Su'aal: Hepatatis?  (Read 5033 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Nuur12

  • Jr. Member
  • **
  • Posts: 49
  • Points: +0/-0
Su'aal: Hepatatis?
« on: July 19, 2012, 07:10:49 PM »
salaanka dib waxaan u mahad celinayaa dhaqaatirta somalidoc waxaan qabaa 2suaal 1aad qofka beerxanuunka leh qofka saygiisa ma qaadsinkaraa 2aad marka waalidku beerxanuunka qabo ma ku dhalankaraan ubadku




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Hepatatis?
« Reply #1 on: November 03, 2012, 09:40:19 AM »
Cudurka beer xanuunka way is qaadsiin karaan labada qof ee is qabto, hooyada uurka lehne way u gudin kartaa uurjiifkeeda,
Halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan cudurka Cagaarshowga "Hepatitis": http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,633.0.html
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco: