Author Topic: Haweeney Si Qalad Ah AIDS Loogu Sheegay  (Read 5077 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Online Admin

  • Administrator
  • *****
  • Posts: 1489
  • Points: +60/-0
  • Gender: Male
  • Towards a better peaceful and healthy life!
    • Somali Medical Association
Haweeney Si Qalad Ah AIDS Loogu Sheegay
« on: December 14, 2007, 03:25:35 PM »
Naagtaan oo 9 sano u qaadanaysid daawooyin kala nooc ah cudurka AIDS-ka ah ayaa baaritaan ay isku sameysay ay ogaatay inaysanba cudurka qabin taasoo keentay inay dacweyso dhakhtarkeedii iyo shaybaarkii baaritaanka ku sameeyay.

Serrano oo ah naag 45 jir ah oo ka cabatay dhibaatada ay daawadaan u gaysatay, maxkamadane ay go'aamisay in la siiyo 2.5 million oo doollarka maraykanka ah.

Serrano oo iyadoo oynayso la wareestay ayaa shegtay inay nolosheeda caadi u sii wadan doonto, dadka masaakiintane wax u qaban doonto, dhakhtar kale oo ka daaweeyo dhibaatada ay u gaysatay daawooyinka ay qaadatayne ay raadsan doonto.

Halkaan ka akhriso sheekadeeda oo english ku qoran

Dr.Mahdi


"you never cure a patient, you treat pain often but you always comfort the patient."
www.somalidoc.com


Offline Diagnostic

  • Hero Member
  • *****
  • Posts: 281
  • Points: +112/-0
  • Gender: Male
  • Professional Diagnosis
Re: Haweeney Si Qalad Ah AIDS Loogu Sheegay
« Reply #1 on: December 16, 2007, 08:24:06 AM »
So what happen to the doctor?
In diagnosis think of the easy first.
Martin H. Fischer

Offline Dr.Adnan

  • Hero Member
  • *****
  • Posts: 280
  • Points: +15/-0
  • Gender: Male
  • “The first wealth is health.”
Re: Haweeney Si Qalad Ah AIDS Loogu Sheegay
« Reply #2 on: December 16, 2007, 02:23:28 PM »
Rather than praising for the result she want to sue them.
**Ruuxaan Dantiisiyo aqoon, waxa daryeelaaya**
**Inuu Deeqda Eebahay ka qaday, dib u xusuusnaada**
Hadraawi...