Author Topic: Su'aal: Kacsi Yarida?  (Read 8844 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Saadaq yare

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
Su'aal: Kacsi Yarida?
« on: August 17, 2012, 09:31:17 AM »
Waxan ahay wiil 24 jir ah mar dhawna guursaday waxan isku arkay kacsi yari iyo hamigeyga oo yaraaday waxan mudo 10sano ku dhawad ah joogteeyay siigada oo aan ka baqayo iney iwax yeeleysay hadaba maxan sameeyaa waan murugsanahay awoodina wey iigu yartahay mardhawna gabadhii aan guursaday ayan la aqalgelirabaa




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Kacsi Yarida?
« Reply #1 on: October 28, 2012, 09:54:42 PM »
Siigada xadhddaafka ahi way keentaa kacsi iyo hami yariba, halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan kacsi yarida: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,625.0.html
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Kacsi joogto ah iyo dhareerka "Precum"?

Started by Ahmed_laasBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 2
Views: 12391
Last post December 11, 2018, 12:18:20 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Mala dhihi karaa qadka wukena kacsi badan?

Started by Abdi kaafiBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 4
Views: 9339
Last post August 27, 2017, 03:38:56 PM
by Mr daacad
Su'aal: Markii dareen kacsi dareemo xiniinyaha way yaraadaan?

Started by HoOYoBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 8908
Last post August 10, 2015, 10:51:52 AM
by SomaliDoc
Su'aal: waxaan Kala Kulmay Kacsi Beel Ama Hamo Li'i?

Started by Wiil.SoomaliyeedBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 5806
Last post January 09, 2016, 03:40:38 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxaan isku arkay kacsi badan?

Started by LakiBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 6237
Last post March 10, 2017, 08:48:46 PM
by SomaliDoc